Saturday, March 28th, 2015

Daawasho Wacan Radiowidhwidh.com


DHACDOOYINKA CAALAMKA

hibaaq

Daawo Hees Cusub Madaxda Soomaaliya oo lagu Yiri Dharka Dumarka Xirta

Fanaanada Hibaaq Maxamed Cabdulaahi ayaa waxay Hees Sanadkii Hore ay soo saartay umuuqataa inay ififaaladeeda laga dareemayo Hadda ...
1231

Qaraxii Hotel Maka oo La soo Bandhigay & Nin Alshabaab ah oo Live is Qarxinayo(DAAWO)

Mid ka mid ah Saraakiisha Ammaanka ee Ugu sareeya Somalia ayaa ka warbixiyey Qaabkii uu u Dhacay Weerarkii ...
2333

Reer Khaatumo Maxay Ka dhehen waxa ka dhacaya Tuulada Cardiff{Halkan Ka Daawo Video}

Waraysigan waxaan la yeeshay Mudane Maxamed Cismaan Xaaji Diiriye oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda deegaanada ...
sacab

Maxaad kala socota Doorashadii xalay ka dhacday Buuhoodle{Halkan ka Daawo Video}

Habeenimadii Xalayto Magaalada Buuhoodle Waxa ka dhacday Doorashada Ururka Ilays oo kamid ah Ururada ka shaqeeya Gobolka Cayn ...
akhas

Beesha Cigaal Naaleye oo Ka Horyimid Ragan Dilay Sharafta Beeshooda Tan Khaatumo{Halkan Ka Daawo Video}

Shacabka khaatumo ee Buuhoodle ama Sool Sanaag Cayn waa ka Maam-nuuc hadal liita ama calaacal loo diro maamulka ...
SHEKH

Shekh Umal oo Khudbadiisii Jimcaha Taageero ugu muujiyay isbahaysiga Shiica ladirirka, kuna baaqay in sharka shiicada laga hortago.{Halkan Ka Daawo Video}

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah safka hore ee Culimada Soomaalida ayaa Khudbadiisii salaada Jimce ee shalay ...
ri

QOSOL:Wariye Soomaaliyeed Oo Dayn lacag Loo qabsaday Isagoo TV Live hawada Ugu Jira{Halkan Ka Daawo Video}

wariyahani ayaa Sheekadani qosolka La sameyey waxay tahay wariye barnamauj tabinaya Oo dayan Lacag Ah laweydinayo Si Live ...
QARAX-CULUS1

Live U DAAWO Qaraxyo iyo Rasaas Culus oo wali Toos uga dhacaysa Gudaha Hotel Maka Al-Mukarama..

Live U DAAWO Qaraxyo iyo Rasaas Culus oo wali Toos uga dhacaysa Gudaha Hotel Maka Al-Mukarama HALKAN KA DAAWO¬†  
1

Xaflad aan Hore Nooceeda Loo Arag oo Ka Dhacday Magaalada WidhWidh{Halkan Ka Daawo Video}

Kulan balaadhan oo ay sooqaban qaabiyen gudiga waxbarashada deegaanka widhwidh ayaa daarana mahadcelin looga mahadcelinaayo ururka misbaax oo ...
boobk

Maamulka Hargaysa oo Hiibsaday Birihii Warshada Sibidhka Ee Berbera & Buurta Ugu Weyn Dhanka Macdanta(DAAWO)

Waxaa baryahani danbe waxa Soo badanayey wararka ka Imanaya Maamulka Hargaysa Oo gadanaya Gobo muhim Ah Oo ku yaala ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!