All Entries in the "Tahniyada" Category
Warbaahinta WidhWidh Online oo Hambalyo Meher diraysa
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta WidhWidh Online waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan SALEEBAAN AXMED CALI JIDAAL Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay dalka FINLAND Xalayto
Tahniyad Dhalasho oo loo Diray Mubaarak maxamuud saleebaan iyo Marwadiisa Xamdi cabdilaahi Axmed oo wiilkoodii Curad ugu dhashay Seattle Washington
Waxaan halkan Hablayo iyo bogaadin hawada u marinayaa walaalkay Mubaarak MoHamud Salebaan, iyo Marwadiisa Xamdi cabdilaahi Axmed, oo Maanta wiilkoodii curad ugu dhashay Seattle washington wiilkaas oo loo bixiyay mucaad ilaahay kaga dhigo kii Diintiisa iyo dalkiisaba anfaca 1. Ahmed herer iyo xaaskiis iyo caruurtiisa. 2. Mahamuud herer iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, 3. Xaliimo herer [...]

