• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 10:12 pm » Xaalada Dadka Muslimiinta Ah ee Dalka Ingriiska oo ah Alloow Sahal
  • 9:55 pm » Cabdinaasir Seeraar oo Weeraray Dowladda Soomaliya iyo Xiisada Magaalada Kismaayo oo Cirka Isku Shareertay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 9:26 pm » Magalaada Lascanood Caawa Roob Dhagaxaan Wata Ka Da’yaan Iyo Shacab oo Baqdin Hayso
  • 9:15 pm » Arjen Robben Oo Bayer Ku Hogaamiyay Hanashada Champions League Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Dortmund.
  • 8:52 pm » Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)
  • 7:43 pm » Taliyaha Ciidamada Dowladda General Indha qarshe oo ku xaniban Garoonka Magaalada Kismaayo(Xog Hoose)
  • 7:28 pm » Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka Dhacday Kismaayo(Daawo+Dhagayso)
  • 7:13 pm » Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata Waan Taageer Sanahnay Maamul Loo Sameeynayo Jubooyinka
  • 3:39 pm » Daawo Muqaalka : Horumarka Waxbarasho Ee Kasocda Degmada Widhwidh
  • 3:15 pm » Xog Culus Xaglo Toosiye Oo Hargaysa Hayn Wayday Kuna Soo Wajahan Garoowe

Archive for the ‘Tacsi’ Category:

Tacsi Tiiraanyo Leh:- Oo Ku Socota Qoyska iyo Qaraabada Marxuun Abdillahi Sugule Oo Maanta London Ku Geeriyooday

Published on May 16 2013 // Tacsi
Tacsi Tiiraanyo Leh:- Oo Ku Socota Qoyska iyo Qaraabada Marxuun Abdillahi Sugule Oo Maanta London Ku Geeriyooday
ShareNairobi:- Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee marxuun Abdillahi Sugule Abdi oo manta ku geeriyooday magaalada London ee boqortooyada ingiriiiska. Waxaa tacsida diraya dadka hoos ku xusan. Abdillahi Bidhaan Mohamud...

JAALIYADDA KHAATUMO EE IMAARAADKA OO TACSI U DIREYSA QOYSKII REER IBRAAHIN DUCAALE AFTAAG.

Published on Mar 03 2013 // Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
ShareAnakoo ah jaaliyadda khaatumo ee wadanka imaaraadka waxaanu tacsi tiiraanyo leh u direyna rabi naxariistii jano ha ka waraabiyee qoyskii iyo awlaadii asxaabtii ay ka geeriyootey marxuuma CIBAADO ISTAAHIL OO hooyo u aheyd awlaadii ilma ibraahin ducaale aftaag . Marxuumadda cibaado istaahil oo dhawaan...

Inaalilahay waa inaa Ilahay Raajacuun: Tacsi ku socota qoyska reer Ibraahim Ducaale Aftaag geeridii ku timid Hooyadod Cibaado Istaahil

Published on Mar 02 2013 // Tacsi, Wararka Somalia
Inaalilahay waa inaa Ilahay Raajacuun: Tacsi ku socota qoyska reer Ibraahim Ducaale Aftaag geeridii ku timid Hooyadod Cibaado Istaahil
ShareDhamaan anagoo ah Jaaliyadda Khaatumo State ee dalka Britain, madaxda gudiyada , gudoomiyaha iyo qaybaha kala duduwan ee shacabka reer Khaatumo ee ku dhaqan Ingiriiska, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa qoysaska reer Ibraahim Ducaale  Aftaag iyo weliba reer Istaahil.

JAALIYADDA KHAATUMO EE IMAARAADKA OO TACSI U DIREYSA QEYSKII UU KA GEERIYOODEY ALLA NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYEE MARXUUM JAAMAC ISMAAN XUSEEN (FUQDIINLE)

Published on Feb 25 2013 // Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
ShareAnagoo ah dhamaan jaaliyada khaatumo ee wadanka imaaraadka waxaanu tacsi gaara u direynaa qeyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey rabi naxariistii jano ha ka waraabiyee MARXUUM JAAMAC ISMAAN XUSEEN FUQDIINLE oo 23/2/2012 ku geeriyoodey magaalada laascaanood ee gobolka sool. MARXUUM FUQDIINLE Waxa...

JAALIYADA BARKAD EE DALKA DIBADIISA IYO GUDAHIISA WAXA AY TACSI U DIRAYAAN

Published on Feb 22 2013 // Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
JAALIYADA BARKAD EE DALKA DIBADIISA IYO GUDAHIISA WAXA AY TACSI U DIRAYAAN
Share1. REER XAAJI CALI XIRSI CIDHIB( CALI JIDAAL) IYO 2. REER RIGAAX XAAJI MUUSE. Anagoo ah dadkan xaga hoose ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa labadan marxuum oo kala ah Faadumo Jaamac xaaji xasan iyo Hufan Geedeeye oo dhawaantan ku geeriyoodey dalka gudihiisa waxaana ilaahey uga baryeynaa...

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Tacsi Tiiraayo leh

Published on Dec 05 2012 // NEWS, Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Tacsi Tiiraayo leh
ShareWaxaa magaalada Garoowe ku Geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad isgana waxaanu ilaahay uga baryaynaa in ilaahay janatul Fardawsa Geeyo. Wariye...

Geeri Naxdin leh: Axmed Bile Xasan Oo Ku Geeriyooday (Garoowe).

Published on Dec 05 2012 // Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
Geeri Naxdin leh: Axmed Bile Xasan Oo Ku Geeriyooday (Garoowe).
Shareinaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun  Geeridy waa xaq kuli nafsul daaiqadal mowt waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Ale Ha u naxariiste AxmedBile Xasan  Oo Ku geeriyooday Maanta Magaalada garoowe.

Tacsi: Inaali ilaahi wa inlaailayhi raajucuun Allah ya araxma raaximiin

Published on Oct 07 2012 // Tacsi, Wararka Somalia
Tacsi: Inaali ilaahi wa inlaailayhi raajucuun Allah ya araxma raaximiin
ShareInaalilaahi wa inaa lilaahi raajicuun . Geeridu Waa xaq ilaahay ha u naxariisto eedo xaawo cali dheeg Samir Iyo iimaan a ha ka siiyo reer khalif faarax, reer Cali dheeg Iyo dhamaan dadkoo dhan iyadana janatul firdoza ilaahay ha geeyo aamiin, aamiin

Tacsi: Inaali ilaahi wa inlaailayhi raajucuun Allah ya araxma raaximiin

Published on Oct 04 2012 // Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
Tacsi: Inaali ilaahi wa inlaailayhi raajucuun Allah ya araxma raaximiin
ShareAnagoo ah reer Xaaji Muuse Ciise Afay iyo dhamaan reer Maxmed Yusuf Climi iyo reer Saleebaan Yusuf Cilmi Geedeeye , waxaan tacsi Murugo leh u dirynaa dhamaan reer Khaliif Xaaji faarax Khaliif baadiye iyo dhamaan reer cali dheeg geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo& Eedo Xaawa Cali DHeeg Xalay...

Inaa Lilaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Published on Jul 12 2012 // Tacsi, WARAR
Inaa Lilaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun
ShareWaxaanu hal kan…Tacisi uga Diraynaa Eheladii Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka Geeri yoday Alle Janadii fardawsa Haka waraabiyee Bile Kadiye Dacar o maanta o ay taarikhdu tahay 11/07/2012 ku Geeriyoday Magaalada Hargeysa anagoo kala ah Awowe Xirsi Ibrahim Dhuxul Ayeyo Caasha Cisman Ibrahim Jama...

Tacsi Tiiraanyo Leh…………….

Published on Jul 08 2012 // Tacsi
Tacsi Tiiraanyo Leh…………….
Share  Anagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran oo ku kala nool UK, America,iyo Kenya waxaan tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh u diraynaa dhamaan eheladii,caruurtii,iyo dhamaan tolwaynaha beesha Yaxye geeridii naxdinta lahayd ee ku timi marxuum Chief caaqil Xasan Cawad guuleed “Guunje” oo ku geeryooday...

Tacsi Ku socota Dilkii Loogu gaystey Garoowe Abdullaahi Salaax Maxamed ,{Nadalo},

Published on Jul 05 2012 // Tacsi, Wararka Somalia
Tacsi Ku socota Dilkii Loogu gaystey Garoowe Abdullaahi Salaax Maxamed ,{Nadalo},
ShareDhamana dhalintani hoos ku xusan waxay tacsi udirayaan Ehelada uu ga geeroyoodey marxuum Abdullaahi Salaax Maxamed ,{Nadalo} oo dhawaan kooxo hubaysan ku dileen garoowe. waxayna leeyahiin ilahay qarabadii uu ka geeriyoodey samir iyo imaan alah haka siiyo. amiin amin dadka diraya tacsida jamaal...

Tacsi Tiiraanyo Leh…………….

Published on Jun 06 2012 // Tacsi, WARAR
Tacsi Tiiraanyo Leh…………….
ShareBuuhoodle (Widh Widh Online) Tacsi Tiiraanyo Leh…… Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun…………. Dhamaan Suxufiyiinta Ka Hawl gasha Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Deegaanada Khaatumo State waxa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Ehaladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay...

Inaalilaahi Wa-Inaa Ileyhi Raajacuun, Tacsi

Published on May 23 2012 // Tacsi
Inaalilaahi Wa-Inaa Ileyhi Raajacuun, Tacsi
Share  Inaalilaahi Wa-Inaa Ileyhi Raajacuun. Darwiish Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday Xarardheere, Kenya,xalay saqdii abaari fiidkii. Marxuumka ayaa waxa uu ifka uga tagay ilaa iyo afartameeyo caruur ah oo isugu jira kuwa uu dhalay iyo kuwa ay sii dhaleen, kuna kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa....

TACSI TIIRAANYO LEH: Marxuum Xaaji Maxamud Wayrax

Published on Apr 07 2012 // NEWS, Tacsi, WARAR, Wararka Somalia
TACSI TIIRAANYO LEH: Marxuum Xaaji Maxamud Wayrax
Share(Sarman-Tuke) Bahda Widhwidh Online waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Reer Weyrax iyo qaraabadii Xaaji Maxamud Weyrax Fidhin oo ku geeriyooday Sarmaantuke ee gobolka Cayn 6/04/12. Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa janatul Firdowsa inuu ka waraabiyo. Amiin Amiin Waxaanu kaloo tacsi gaar ah...

Siyaasiga Maxamuud Cadi Cawed oo tacsi u diray umada Somaliyeed geerdii M/weyne Yuusuf (dhegayso)

Published on Mar 24 2012 // Tacsi, Wararka Somalia, WARAYSI
Siyaasiga Maxamuud Cadi Cawed oo tacsi u diray umada Somaliyeed geerdii M/weyne Yuusuf (dhegayso)
ShareIyadoo shalay dalka isutaga Imraadka Carabta uu ku geeriyoodey alle ha u naxariistee madaxweynihii hore ee dalka Somalia md C/laahi Yuusuf Axmed

Xuubsireed” Tacsi Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Published on Mar 23 2012 // Tacsi, Wararka Somalia
Xuubsireed” Tacsi Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Share‘Kuli nafsi daa’iqatil mowt” Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa geeridii ku timid alaha u naxariistee Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdullahi Yuusuf Axmad oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday Isutaga imaaraadka carabta Magaalada Abudhabi. Waxaan marxuumka...

INAA LI LAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TASCI

Published on Mar 20 2012 // Tacsi
INAA LI LAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN  TASCI
ShareWaxaa halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya qoysksii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan ahaana Saxafi  Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Jaceyl) oo saaka ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Magaaladda Nairobi

Tacsi ay dirayaan jaaliyada Bristol ee Wadanka United Kingdom

Published on Jan 02 2012 // Tacsi
Tacsi ay dirayaan jaaliyada Bristol ee Wadanka United Kingdom
ShareWaxaa tacsidan diraya jaaliyada Bristol ee Wadanka United Kingdom waxaana ay u dirayaan marxuun Marxuun Axmed Muse Ciise (Axmed shiil) oo caawa ku geeriyooday magaalada laascaanod ilaahay waxaan uga baryeenaa janatul fardowsa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo...

Tacsi Tiiranyo Leh oo Ay Dirayaan Dhamaan Wariyayaasha Nairobi

Published on Dec 19 2011 // Tacsi, Wararka Somalia
Tacsi Tiiranyo Leh oo Ay Dirayaan Dhamaan Wariyayaasha Nairobi
ShareInaa lilaahi waa inaa ilaahi raajacuun waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh ay wariyayaasha magacyadooda hoos ku xusanyihiin uga dirayaan  qoyskii, eheladii iyo asxaabtii, saxbkeen Allaha u naxariistee Wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis oo kamid ahaa wariyeyaasha magaca iyo taariikhda geesinimada...

Marxuum Col.Axmed Faarax Cali (Dhagacade) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle(Tacsi)

Published on Dec 13 2011 // Tacsi, Wararka Somalia
Marxuum Col.Axmed Faarax Cali (Dhagacade) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle(Tacsi)
ShareWaxaa halkan Tacsi looga Dirayaa Marxuum Col.Axmed Faarax Cali (Dhagacade) Oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle.

Tacsi Taliyihii Ciidamada aaga Widh Widh ee SSC C/risaaq Maxamed Dheeg( khurushoof) oo Caawa Buuhoodle ku Geeriyooday

Published on Oct 30 2011 // Tacsi
Tacsi Taliyihii Ciidamada aaga Widh Widh ee SSC C/risaaq Maxamed Dheeg( khurushoof) oo Caawa Buuhoodle ku Geeriyooday
ShareWaxa Caawa Magaalada Buuhoodle ku Geeriyooday ilaahay ha u naxariisteen C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) oo ahaa Taliyihii Ciidamada SSC ee aaga Degmada Widh Widh. Marxuunka ayaana Caawa ku Ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle isagoona u Dhinta Mas oo ay ku timid Geeridii Xaqa ahayd ee ilaahay,...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Xaalada Dadka Muslimiinta Ah ee Dalka Ingriiska oo ah Alloow Sahal
    • Cabdinaasir Seeraar oo Weeraray Dowladda Soomaliya iyo Xiisada Magaalada Kismaayo oo Cirka Isku Shareertay(Halkan Ka Dhagayso)
    • Magalaada Lascanood Caawa Roob Dhagaxaan Wata Ka Da’yaan Iyo Shacab oo Baqdin Hayso
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)

    Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress