Share
Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaaladda laascaanood ayaa saaka subixii hore dad ka qabqabtay masjidul jaamaca magaaladda laascaanood xili ay u socdeen salaadii subax ee saaka.
Ciidankan oo la soo dhoobay masaajidka jaamaca ayaa la arkayay iyaga oo qabanaya qofkii ka soo baxa...