RSSAll Entries in the "News Paper" Category

Qoysaskii ku Agoomooway Dagaalkii Kalshaale oo Deeq lacageed loo Qaybiyey

Qoysaskii ku Agoomooway Dagaalkii Kalshaale oo Deeq lacageed loo Qaybiyey

Qaarkamid ah Qurba Jooga Deegaanka Buuhoodle oo kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Deeq lacageed ugu Deeqay Dadkii lagu Xasuuqay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Kalshaale Waxana Lacagtaasi Deeqda ah loo soo Wakiishay Culumada Diinta Buuhoodle……………..

Ha,yada Alnajaax oo biyo Gaadhsiiyey Dadka Biyo la,aantu ku Haysato Buuhoodle

Ha,yada Alnajaax oo biyo Gaadhsiiyey Dadka Biyo la,aantu ku Haysato Buuhoodle

Arab League condemns broad bombing campaign in Libya…WashingtonPost

Arab League condemns broad bombing campaign in Libya…WashingtonPost

CAIRO—The Arab League secretary general, Amr Moussa, deplored the broad scope of the U.S.-European bombing campaign in Libya on Sunday and said he would call a new league meeting to reconsider Arab approval of the Western military intervention. Moussa said the Arab League’s approval of a no-fly zone on March 12 was based on a [...]

Beesha habarjeclo oo Gaadiid dagaal la soo Degtay iyo Wararkii ugu danbeeyey

Beesha habarjeclo oo Gaadiid dagaal la soo Degtay iyo Wararkii ugu danbeeyey

Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Qorulugud ayaa ku soo Waramaya in Maalintii shalayto Magaalada Qorulugud oo dhinaca Waqooyiga kaga beegan Magaalada Buuhoodle oo deegaan ahaan ay degan yihiin Beesha Bariga Burco ay  soo gaadheen ugu yaraan Gaadiid kuwa dagaalka ah oo yar yar oo laga soo dajiyey Magaalada Barbara isla Markaana Qoriyaha dagaalka looga Rakibay [...]