All Entries in the "NEWS" Category
Banaan Bax balaadhan oo Saaka ka dhacay Tukaraq(Halkan Ka Daawo)
Banaan bax balaadhan Ayaa Saaka Hiirtii Waabari ka Bilaabmay Deegano Badan oo kamid ah Deegaanada maamulkha Khaatumo State Of somalia,waxaana deeganada si wayn banaan buxu uga dhacay kamid ah Degmada Taleex oo ah Caasimada maamulka Khaatumo State Of somalia, Xaruunta Gobolka Cayn e Buhodle iyo Tukaraq.
Halkan ka daawo khudbadihii madaxda Khaatumo ka jeediyeen dibax baxii maanta ka dhacay Buuhoodle (Muqaal)
Madaxda sare ee dawlada Khaatumo ayaa maanta ka hadlay dibad bax balaadhan oo maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn kaasoo lagu taageersanaa midnimada Somalia,
Dowladda Mareykanka oo ka soo horjeesatay in laga qaado Soomaaliya cunaqabatenta dhinaca hubka
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya oo dalbaday in laga qaado Soomaaliya cunaqabatenta dhinaca hubka ee saaran, wuxuuna sheegay Mareykanku inaysan suuragal aheyn in cunaqabateyntaasi la qaado xilligan.
Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya ee ka soo gudbay dhinaca Degmad Doolow
Boqolaal ka tirsan Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo u soo tafa-xeetay dagaalo ka dhan ah Xoogaga Shabaab, ayaa waxay soo gaareyn Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Gedo ee ay gacanta ku heyso Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya.
Banaanbax balaadhan oo lagu taageeray shirka London iyo midnimada Somalia ayaa ka dhacay Buuhoodle (Sawiro badan)
Banaanbax aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Cayn ee Buuhoodle, isusoo baxa waxaa kasoo qayb galay, ururada dhalinyarada, kuwa habeenka,arday, madaxda maamulka Khaatumo iyo masuuliyiin kale.
KA SOO QEYB GALA BANAAN BAXA (MUDAAHARAADKA)LONDON 23/02/2012.
Allah Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda cod nool,caqli,damiirka iyo dareenka wadaniyadeed,difaaca xuquuqda qarameed iyo illaaliyaha karaamada,sumcada iyo maqaamka Somaalinimada,diidaha gumeeysi iyo gun-nimada,
HAMBALYO XAFLAD AROOS
Anagkoo kala ah dhamaan qeyska reer cali jidaal iyo dhamaan asxaabta xaga hoose ku xusan waxaanu
Halkan Ka Daawo Riwaayad aad u xiiso badan(Daawasho Wacan)
Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Sheeko aad xiiso badan oo Riwaayad ah oo aad si wacan u daawan kartaan ee bal nala fiiriya, Waxaad ka Daawataan idinka oo aad u qosili doono Halkan Hoose
Warbaahinte reer Galbeedka ayaa si weyn ugu soo horjeestay Dowladda Turkiga
Dowladda Turkiga oo si sax ah ugu soo gurmatay shacabka Somaliyeed, xilli Beesha Caalamka ay indhaha ka sii jeedisay arrimaha Somaliya,
Saraakiil Ameerikaan ah oo ku dhintay xadka u dhexeeyay Soomaaliya iyo Kenya
Wasaaradda difaaca dalka Maraykanka ee Bentagoon ayaa sheegtay in diyaarad nooca Sirdoonka ah ku dhacday xadka dalka Sooamaliya iyo Kenya Kadib markii cilad farsamo ay soo wajahday.
Waraysi xiiso badan oo Cali Khaliif uu siiyay Warbaahinta(Halkan Ka Daawo Video)
Waraysi xiiso badan ayaa waxaa bixiyay Mudane cali khaliif Galydh oo ku sugan Dalka Denmark mudooyinka u danbeeyay marayay waddamada EU ee Midowga Yurub, halkaas ay ku soo dhaweeyeen jaaliyada reer Khaatumo State.Waraysi xiiso badan Cali Khaliif Halkan Hoose ka dhagayso
Dowladda Turkiga oo ka hadashay shirka London
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Turkiga Axmed Davutoğlu ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay inuu ka qeybgalayo shirka maalinta Khamiista ee soo socota lagu qaban doono magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska,
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay ACP iyo mas’uuliyiinta Belgium (Daawo sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP) isla markaana kormeer ku tagey Safaarada Soomaalida ee Belgium iyo Hoyga Safaaradda.
Madaxweyne Axmed Karaash oo lagusoo dhoweeyey degmada Xudun iyo deegaano kale, (Sawiro)
Madaxweynaha maamulka Khaatumo State of Somalia Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) oo booqasho ku marayey mudooyinkii danbe deegaanada nugaasha ee gobolka Sool ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey degmada Xudun ee gobolka Sool iyadoo dhowaana soo dhoweyn taasi lamid ah loogu sameeyey deegaanka Sarmaanyo ee isla gobolka Soool.
Daawo Khudbadii Dr. Cali Khaliif Ka Jeediyey Xafladii Khaatumo State Ee Denmark(Halkan Daawo)
Waxaanu halkan idiinku soo tebinaynaa qaybtii koowaad khudbdii Dr. Cali Khaliif Gallyadh maanta ka jeediyey Xafladii..
Augustine Mahiga oo lagu wado in xilka laga qaado
Warar lagu kalsoonyahay oo laga soo xigtay Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya la bedelayo dhawaan, ka dib markii sida la sheegay uu waqtigii uu ka shaqeyn lahaa Soomaaliya uu ka dhamaaday.
Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay ka go’antahay wax u qabashada Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ingiriiska William Hague ayaa sheegay in dowladdiisu ay dooneyso inay xal u hesho mashaakilka muddada dheer ka jiray dalka Soomaaliya,
Wefti uu hogaaminayo Ali Khaliif oo ka soo degey Copengahen ee Dalka Denmark(Halkan Ka Daawo + Sawiro aad qurux badan)
Wefti uu hogaaminayo Ali Khalif Galaydh iyo gen. Mohamed Adan Ahmed ayaa maanta galabtinimadii ka soo degey garoonka gedida diyaaradaha ee copenhagen, Denmark,
Mdaxweynaha Somalia oo la kulmay wafti ka socda dawlad goboleedka Khaatumo State.(Sawiro)
Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa xalay casho sharaf u sameeyay waftiga Khaatumo State oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur Cilime Qaaje ( Biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Xafladii Taageerada Khaatumo State Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
Waxaa Xalay lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio, Xaflad si fiican losoo abaabulay oo lagu taageerayo..

