All Entries in the "MOWDUUCYADA" Category
Waalidka Saddexaad ee reerka(Qaybtii 8!)
Allah mahadleh, naxariis iyo nabadgalyana Nabi Muxammed CS bay u sugnaatay. Waxaa nasiibleh qof Alle swt islam ka dhigay,fahamsiiyayna micnaheeda Alxamdulilah.
Hooyo waa tuma?
(Assalaama calaykum) BismilAllah, waxaan Alle SWT ka baryayyaa in uu naga yeelo kuwa waajibkii hooyanimada ka baxa,una naxariisto waalidkayo sidii ay anaga noogu soo naxariisteen. Amen.
Sidaad u caawin karto ilamaha ka weyn 7 sanandood!(Qaybtii Shanaad)
Allaa mahadleh SWT naga dhigay dad islam ah, run ahaantii waa hibo Alle kaliya bixiyo waalidnimadu, Imisaa ka bixin lahayd wax walba, haday iibsan karaan. Alle hanaga yeelo kuwii hibadaas, si haboon ugu soo baxa waajibkeeda ameen. Waxayno ka soo hadalnay ilamaha 3 ilaa 7 sanadood u dhaxeeya, sida haboon ee aad u caawin karto, [...]
Barnaamijkii Ganacsiga Qaybtii Labaad
(QAYBTII LABAAD) Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii aynu ugu magacdaray sidee loo abuuraa ganacsi guulaysan kara.
SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA (Qaybta Koobaad)
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan:
Sidaad u caawin karto ilmaha ka Todobada sano!(Qaybtii Afaraad)
Allaa mahadleh, noogu nimaceeyay Islamnimada nana fahamsiiyay micnaheeda Alhamdulilah.
Sidaad uga caawin karto akhriska ilmaha ka yar 4 sanno!
Salaama calaykum Mahad waxaa leh Alle SWT nafahamsiiyay islamka, naxariisna NabiMuxammed cs. Islamnimadu iyo qaymaheeda qof Alle ka dhigay unbaa fahmi kara, Alxamdulilah.
Xagee ka imaanayaa fudeedkan badan oo Ilamheena haystaa?
Waxaa is waydiin wayn mudan inaan is waydiino waxa ku badiyay ilmaheena fudeedka iyo inaysan waxba ku xasilin? Ma dhici kartaa inay tahay ciyaar la’aan ama in ilmaheenu aysan helin meel ay ku dhumiyaan energigan ku jira.
Sidee u tusi karnaa ilmaheena qiimaha ciido leedahay!
Hadaanu nahay Somalideena ku nool qurabaha, sida, America,Europe iyo kuwa lamidka ah, waxaan in yar ka faaloon lahaa sida aynu u diidin karno ilmaha ka yar11 sanadood! Ciido waa maalin aad u qaymo badan qofka islamkana laga rabo inuu si fiican u ciido,intuu awoodo. Nabiga SCW xitaa wuu soo saari jiray dumarka aan tukanayn oo [...]

