RSSAll Entries in the "MAQAALLO" Category

Qoraal Fasiraya Sababta ka Dambaysa Hagar-daamada Faroole kula Kacay Madaxweyne Biindhe (Gaalkacyo) iyo Habdhaqanka Ay SNM Heshiiska ku Yihiin

Qoraal Fasiraya Sababta ka Dambaysa Hagar-daamada Faroole kula Kacay Madaxweyne Biindhe (Gaalkacyo) iyo Habdhaqanka Ay SNM Heshiiska ku Yihiin

Qoraalka hoose waxaa la qoray January 13, maamihii lagu dhawaaqay go’aanka maamul u gaar ah in loo sameeyo SSC (welina aan magacaiisa la shaacin) iyo hor duullaankii SNM ee Buhoodle ee dhacay january 15, 2012 iyo kaddib welina taagan.

Khaatumo State oo Bil jirsatay, maxaa qabsoomay? maxaa dhicisoobay? (Guuxa dadweynaha)

Khaatumo State oo Bil jirsatay, maxaa qabsoomay? maxaa dhicisoobay? (Guuxa dadweynaha)

Buuhoodle: waxay ahayd madal la isku arkay qofkii joogay bana ka sheekayn kara maalintii qalainka lag duugay in beelaha dega deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka tashadaan ayaahooda waxayna ahayd 12.01.2012 maalin baal dahaba ka gashay taariikhda Soomaaliyeed gaarhaan beesha Dhulabahante hadaba aynu dib u milicsano bishii ina dhaaftay iyo waxa qabsoomay.

Jidhif oo xilkiisa ku waayey mushaharkii ciidanka oo uu laaluush ahaan u siiyey Universal TV.

Jidhif oo xilkiisa ku waayey mushaharkii ciidanka oo uu laaluush ahaan u siiyey Universal TV.

Tv-ga Universal oo habeen hore laga baahiyey waraysi ay ka qaadeen taliyihii hore ee ciidamada Siilaanyo kana qaatay lacag dhan $20,000 (labaatan kun oo dollar ka maraykanka ah ) ayaa arintaasi waxay sababtay inuu xilkii ku waayo Mr Jilif oo lacagtii loogu tala galay mushaharka ciidanka iyo shiidaalka ku bixiyey laaluush uu siiyey Universal TV.

INDHO GARDARAN HADAY OOYAAN KUWO GARLEHNA MAXAAD MOODAA????????????(Maqaal)

INDHO GARDARAN HADAY OOYAAN KUWO GARLEHNA MAXAAD MOODAA????????????(Maqaal)

Akhyaarta  sharafta leh ee daalacandoonta maqaalkan kooban waxaan kusalaamayaa salaanta Islamka Asalamu Aleykum waraxmatulahi wa barakaatuhu salaam kabacdi.

Tv-ga Somali Channel oo joojiyey baahinta wararka Khaatumo State of Somalia waa maxay sababtu?

Tv-ga Somali Channel oo joojiyey baahinta wararka Khaatumo State of Somalia waa maxay sababtu?

Television ka ku hadla afka Somaliga ee Somali Chennal ayaa dhowaan go’aansaday inuu joojiyo wararka ku saabsan shirka Khaatumo ee lagu dhisay maamul goboleedka Somaliyeed ee Khaatumo State of Somalia, arintani ayaa qaadan waa ku noqotay dhamaan umada Somaliyeed ee iyagu daneeya wararka Khaatumo kana daawan jirey Tv-gaasi intii shirku socdey. Waxaan isku deyey inaan [...]

Maqaal Xiiso badan oo ka hadlaya Siyaasada indhaha furan ee ka soo socota Magaalada Taleex

Maqaal Xiiso badan oo ka hadlaya Siyaasada indhaha furan ee ka soo socota Magaalada Taleex

Raadinta iyo soo bandhigista qorshe sugan oo mudada dheer ku helno ,in wiilka wiilkiisu ku noolaado sharaf , horumar iyo farxad, helana karaamada iyo cisiga uu xaqa u leeyahay Soomaali dhexdeeda

Akhri Maqaalkan hore oo uu qoray nin Kenyaan ah “Sababta ey muhim u tahay iney qabsadaan Kenya iyo Itoobiya wadanka Somalia inta ey goori goor tahay

Akhri Maqaalkan hore oo uu qoray nin Kenyaan ah “Sababta ey muhim u tahay iney qabsadaan Kenya iyo Itoobiya wadanka Somalia inta ey goori goor tahay

Qareen caan ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa qoray maqaal uu ugu magac daray ” Sababta ey muhim u tahay iney qabsadaan Kenya iyo Itoobiya Somalia inta ey goori goor tahay”.

Xuubsireed ayaa si kulul uga hadlay SSC iyo Shirka Taleex

Xuubsireed ayaa si kulul uga hadlay SSC iyo Shirka Taleex

Arinka gobolada SSC waa mid aad xasaasi u ah, una baahan si qoto dheer oo taxadar leh in loo wajaho, dhibaatada kala daadsanaanta ah ee shacabkaas walaalaha ah saameeysay wadada kaliya ee loo wajihi karo xalintooda waa qodobada soo socda.

FAROOLE  OO HOGAANKIISA LAGU KHASAARAY…XITAA SHACABKII GUBTAY MA BOOQAN WAYDAY?(Maqaal) .

FAROOLE OO HOGAANKIISA LAGU KHASAARAY…XITAA SHACABKII GUBTAY MA BOOQAN WAYDAY?(Maqaal) .

Soomalidu waxay tiraahda “wixii kugu dhacayaa kun sano waa ka wayn yihiin” waa run waa meeshii ahayd “soomalidu been waa sheegtaa laakiin been ma maah maahmaahdo”.

Ilmaheena maxaa dib u dhgiga markay schoolada sare aadaan?

Ilmaheena maxaa dib u dhgiga markay schoolada sare aadaan?

Ilmaha Somaalida intooda badan schoolada hoose waxay kala baxaan boondooyin sare maxa dib u dhiga markay aadaan schoolada sare!

HORMARINTA ARIMAHA BULSHADA EE DEGAAMADA SSC-Somalia Contact Group

HORMARINTA ARIMAHA BULSHADA EE DEGAAMADA SSC-Somalia Contact Group

HORADHACA? SSC MAXAY U BAAHANTAHAY MAANTA?? Waa ilaahay mahadii hadii maanta SSC Soomaliya ay noqotay iftiin u bidhaansamay soomali oo dhan, Ka dib guulihii isdaba jooga ahaa ee ay gaadheen Shacabka , Garaadada iyo siyaasiinta mandaqada SSC ee laga soo bilaabo shirkii Horeseed ee Nairobi 2009

Horta yaa mujaahid ah.

(ww)Tan wixii ka danbeeyey xiligii ay Somalia xornimada ka qaadtay dawladihii Ingiirka iyo Talyaaniga waxaa dalku soo maray is badalo farabadan iyo xukuumado kala duwan oo qaarna rayid yihiin qaarna milatari yihiin ,ka dib waxaa dalka ka dhacay dagaalo sokeeye oo ay dabada ka riixayeen wadamo shisheeyo oo dano gaar ah oo kala duwan ka [...]

Maxaa la gudboon dadka goboladda SSC xilligan

Maxaa la gudboon dadka goboladda SSC xilligan

Wixii ka danbeeeyey markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaliya bilawgii sannadkii 1991 waxaa dadka soomaaliyeed soo mareen dhibaatooyin aan lasoo koobi karin oo dhinac walba leh.

Culimada Burco iyo Hargeysa magar eexaa mise waa garab hiil ?

Culimada Burco iyo Hargeysa magar eexaa mise waa garab hiil ?

Waaxaan halkan  kasalaamayaa damaan Dadka soomaaliyeed ee Muslimiinta ah gaar ahaan qofkasta oo xaqa raaca ilaahay dartiisna wax u naca ilaahay dartiisna wax u jeclaada.

Ka Waran Hadii Waalidkaa Facaa kaa Reebo ama Kula Haro?

Ka Waran Hadii Waalidkaa Facaa kaa Reebo ama Kula Haro?

Intiina badan waxaad is waydiinaysaan sidee waalid ilmahiisa uga reebi karaa faciis? ama  Jawaabtu waa sidan, markaa leeyahay waalid kolay taasi ma ahan inta badan waalid walba oo Somaali ah,laakin waa inteena badan…………

SNM ma shalay waalnayd mise Maantay waalantahay (maqaal)

SNM ma shalay waalnayd mise Maantay waalantahay (maqaal)

Akhristoow taariikhdu waa ma guurto nin walibaa wuxuu dhistatuu dhaxal u helaa haddaba bal aynu da’a yarta soo korays u iftiimino taariikh dhow hadana fog nin walba meel ha u joogtee kuna saabsan sooyaalkii taariikheed ee SNM iyo waxay u taagnayd ama isu taagtay iyo waxa ay maanta u taagan tahay ama yididiilada ay doonayso…………..

Hagardaamadda Siilaanyo Hoosaasinta Faroole iyo Hulaabnaanta Reer Nugaaleed (Guuxa Dadweynaha)‏

Hagardaamadda Siilaanyo Hoosaasinta Faroole iyo Hulaabnaanta Reer Nugaaleed (Guuxa Dadweynaha)‏

Laascaanood: Tan iyo sedexdii Usbuucee la soo dhaafay markii wiil iyo waalidkiiba la iska xaadiriyay dagaaladii Kalshaale, Hagoogane iyo Maygaglaale ee duleedka Buuhoodle laguna difaacayay deegaamada Buuhoodle iyo Hawd…………………..

Maqaal:Dhulbahante oo Maanta Gashan Shaadh uu Lee yahay!(HALKAN KA DAAWO SSC)

Maqaal:Dhulbahante oo Maanta Gashan Shaadh uu Lee yahay!(HALKAN KA DAAWO SSC)

Marka hore waxaa mahad oo dhan iskale Allaha nicmooyin kiisa badan nagu manaystay oo ay u horayso toobada uu nawaafujiyay, nabad iyo naxariisina ha ahaato korka nabi Muxamed iyo dhammaan inta raacday hanuunka.

Xaabsade Ma Dhaafi Waayay In Asaagii Soo Magacaabo . Magacaabista Xaabsade + Warfaafinta = U Jawaabida Waxgaradka Dhulbahante .

Xaabsade Ma Dhaafi Waayay In Asaagii Soo Magacaabo . Magacaabista Xaabsade + Warfaafinta = U Jawaabida Waxgaradka Dhulbahante .

London: Sida uu sheegay Hogaamiyaha Jabhada SNM Mudane Siilaanyo ayaa sheegay in uu jabhada dhexdeeda xil uga magacaabay oday hore looga soo eryay Magaalada Hargaysa kadib markii Hogaamiyihii hore ee Jabhada SNM ” Cigaal” ay isfahmi waayeen.

Horgale fu,aad Aadan Cadde oo ka digay in dalka la kala gooyo

Horgale fu,aad Aadan Cadde oo ka digay in dalka la kala gooyo

La Taliyaha hogaamiyaha SNM ee gobolada SSC Fu’aad Aadan Cadde ayaa markii ugu horaysay ka digay in shacbiga W/yiga Somalia dega la yidhaa sida Koonfurta Suudaan ha u codeeyaan go’itaan,