RSSAll Entries in the "GABAY" Category

Gabay “inaan dhogori iyo huunadaa dhaanto la ciyaaro oo aan dhulkeenii u raro ha iga dhawrina” byMaxamed Aadan Geele “Curi” (Dhegaysi)

Gabay “inaan dhogori iyo huunadaa dhaanto la ciyaaro oo aan dhulkeenii u raro ha iga dhawrina” byMaxamed Aadan Geele “Curi” (Dhegaysi)

Maxamed Aadan Geele oo ku magac dheer Curi ayaa tiriyey gabay dhinacyo badan taabanaya oo uu iskaga dhaqayo tuhun laga qabey inuu la shaqeeyo maamulka Hargeysa waxaana abwaanku gabaygan ku cadeeyey in SNM ay ka dhexayso sida aad ku dhegaysan doontaan gabayga.(Dhegayso)