• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:17 pm » War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
  • 4:17 pm » Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
  • 3:55 pm » Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • 3:41 pm » War Deg Deg Ah: Ciyaartoyda Gobolada Hargeysa Iyo Gabiley Oo Baastolado iskula soobaxay iyo Ciyaarihii Deeganada Somaliland oo Foodobay
  • 2:53 pm » Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Tooray Lala Dhacay Kuna Dhimatay Magaalada Hargeysa(Amaankii Hargaysa oo Faraha Ka Baxay
  • 2:49 pm » Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)
  • 2:08 pm » Xiisado la xariira Dhaawaca Yaasiin Raadeer oo laga dareemayo Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 2:04 pm » Maxaa Dhacay maanta oo kale 2009-kii(Halkan Ka Dhagayso)
  • 1:59 pm » Suldaan Deeq Macalin “Jubaland waxaa ka danbaysa Kenya oo doonayso inay qabsato Soomaaliya(Halkan ka Dhagayso)
  • 1:54 pm » Ciidamada Dalka Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen(Wargaysyada Aduunka)

Xisbiga Faroole oo laga soo horjeestay Inuu Xafiis Siyaasadeed ka furtay Magaalada Gaalkacyo

Published on Feb 02 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Bayaan ka soo baxay wax-garadka iyo Guddiga Badbaadada Gobolka Mudug ee dhinaca maamulka Puntland ayaa lagu sheegay inaan gobolkaasi laga furikarin xisbiyo siyaasadeed  maadaama sida ay yiraahdeen maamulka Faroole ee hadda ka taliya puntland uu yahay mid an wax sharciyad ah heysan

Sida bayaanka lagu yiri shir ay isugu yimaadeen  magaalada Gaalkacyo Aqoonyahanka iyo waxgaradka Mudug  shalay oo jimco aheyd kaas oo daba socday shirar ay horey u yeesheen bayaan ay uga hadlayaan xaaladihii ugu dambeeyey ee maamulka puntland waxaana baaqaasi uu u qaraa sida tan

Ugu horey   in sharciyadda golaha sharci-dajintu uu dhammaaday 31-kii October, 2012-kii, halka kan fulintuna uu jiritaan beelay 8-dii January, 2013-ka, in xukuumaddii hore ku fashilantay inay si sharciga waafaqsan u maarayso marxaladda kala-guurka sidaa darteedna ay mas’uul ka tahay faraaqa bannaanaaday iyo wixii eel ah ee laga dhaxlo.

In shacabka Puntland guud ahaan iyo si gaar ah kan gobolka Mudug ay soo dhaweeynayaan geeddi-socod walba oo ku aaddan dimuqraadiyadeeynta iyo u guuridda hannaanka xisbiyada badan,  si kastaba ha ahaatee, waxan hoosta ka xariiqeeynaa hannaanka uu maamulkii hore ku wado barnaamijkaas masiiriga ah in uunan ahayn mid ku bannaan dadka reer Puntland, xisbiyada lagu dhisayna ayan ahayn kuwo sharci ah oo ka tarjumi kara rabitaanka dadka reer Puntland.

Waxan hoosta ka xarriiqeeynaa in barnaamijkaasi uu Puntland – iyo meel walba oo hannaanka xisbiyada badan ka hirgalo ka suuragali karo marka la helo shuruudaha sal-dhigga u ah hirgalintiisa sida, qeexidda rasmiga ah ee dhulka iyo xudduudaha Puntland, aqoonsiga rasmiga ah ee dadka reer Puntland.

Marka si sharci ah oo caddaalad ah loo xaddido degmooyinka Puntland iyo soohdimahooda, marka si buuxda loo sugo ammaanka, shacabkana lagu sameeyo hub ka dhigis buuxda, marka la taabba-galiyo hannaan caddaaladeed oo hufan kana madax-banaan maamulka, sida Maxkamadda Dastuuriga ah ee lagama maarmaanka u ah duruufaha caynkan oo kale ah, inta ka horeeysa xilliga ay soo dhameeystirmayaan daruufahaas.

 

Talo soo jeedin:

 

Haddaba si Puntland looga gudbiyo duruufahan adag si nabad ah isla markaana waafaqsan xeerarkii asaliga ahaa ee lagu dhisay maamulka ay ku bahoobeen dadka isir-wadaagga ah, waxan soo jeedinaynaa:

 

In lagu mintido lana ilaaliyo ammaanka guud iyo kan gaarka ah ee dadka iyo dalka Puntland, iyada oo dhinaca kalena si buuxda oo dastuurka waafaqsan loogu ololeeynayo shariciyadda loogana hortagayo wixii xad-gudub ku ah heshiisyadeennii hore.

In dadka reer Puntland, gaar ahaan dhallinyarada ayan ku khatalmin, kana gacma-buuxsadaan fahamka xisbiyada aan sharciyadda ku dhisnayn ee la doonayo in asaas looga dhigo aayahooda fog.

In Isimada marjaca u ah reer Puntland ay hubiyaan in hantida guud ee Puntland aan loo isticmaali karin dano khaas ah, sida in taageero loogu soo jiido xisbi iyo siyaasad gaar ah.

Waxan u soo jeedinaynaa ciidamada ammaanka meel walba oo ay joogaan in ay ilaaliyaan nabadda iyo xasilloonida maankana ku hayaan in ay adeegayaal u yihiin dadkooda, dalkooda iyo ilaalinta dastuurka.

Ugu dambeeyntii waxan Isimida Puntland u soo jeedinaynaa in ay si degdeg ah u soo fara-galiyaan cakirnaanta siyaasadeed ee ka taagan Puntland inta ayan xaaladdu gaarin meel fara-ka-bax ah, isla markaana ay sida qabata uga taliyaan masiirka dadkooda iyo dalkooda.

 

Wabiillaahi Towfiiq:

 

Saxiixayaasha:

 

Nabaddoon Maxamuud Sheekh Doon

Nabaddoon Yaasin Cabdisamad

Nabaddoon Siciid Faarax Nuur Dirir

Nabaddoon Maxamed Maxamuud Kalajaban

Nabaddoon Cabdiqani Maxamed Cabdi Baalle

Nabaddoon Cabdi Siciid Warsame

Cabdulqaadir Shoole

Axmed Maxamed Jaamac

Ex Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed

Cabdirashiid Cilmi Guure

Maxamed Muuse Bile

Cabdisalaan Faarax Hoolif

Jamaac Darbaal

Faarax Cabdi Doorshe

Siciid Cabdi Firin

Maxamuud Cabdi Yare

Sugulle Cumar Cali

Bashiir Faarax Cali

Xabiib Maxamuud Samatar

Abshir Maxamed Aadan

Cabdicasiis Nuur Xaashi

Axmed Cabdi Jaamac Doob

Maxamed Cabdi Cali Dhoobeey

Cabdiqani Shancad

Maxamuud Cabdille Cabdi

Cabdidaahir Faarax Bootaan

Cabdirashiid Mursal Faarax Sanweyne

Cabdullaahi Maxamed Cabdi

Cabdulqaadir Xirsi Aw-Farax

Cabdullaahi Maxamed Muuse Kadiido

Xasan Maxamed Cabdi

Shoombe Xasan Daad

Cabdi Cali Xaashi

Faarax Khaliif Xasan

Cabdinaasir Xasan Warsame

Cabdullaahi Xaaji Jaamac

Cabdiraxmaan Aadan Dalab

Axmed Yuusuf Shirwac

Cabdiqani Wasame Surweelle

Axmed Khaliif Faarax

Shamuuke Maxamuud Diiriye

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
    • Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
    • Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

  • Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

    Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

  • Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

    Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

  • Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

    Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress