• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 6:10 pm » Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub
  • 5:44 pm » Wafdigii Dowlada Faderalka ahaa ee ku sugnaa Kismaayo oo Lagu Amray Inay isaga Baxaan Magaaladaas
  • 5:33 pm » Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)
  • 5:33 pm » Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyaay Qodobo ay soo jeediyeen Gudiga maaliyada Baarlamaanka
  • 5:20 pm » Dalka Soomaaliya iyo Kan Suudaan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya
  • 5:04 pm » Daawo Hees Cusub: LAYMA DHAAFI KARO – Loo Qaaday Shacabka USP (Khaatumo, Maakhir, & Awdal)
  • 4:59 pm » Haweenka Qaadka iibiya oo loo soo ban-dhigay qorshayaal cusub(Halkan Ka Dhagayso)
  • 4:45 pm » WAR DEG DEG AH:-Xasan Sheekh maxamud Oo Jagooyin Cusub Soo Hor Dhigay Barlamaanka
  • 4:18 pm » War Deg Deg Ah ” Ciidanka SNM Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Xidhay Wariye Rer Khaatumo Ah Oo Joogay Magaalada Ceerigaabo Maxaase Lagu Xidhay?
  • 3:49 pm » Daawo Muqaalka::Weli adiga oo arkaya ma qabsatay ilmahaaga Xaaladdan Nuucaan ah…?

Xaflad Heer Sare ah Lagu Sogootinayey Gidoomiyaha Barlamaanka Somaliya Oo Ka Dhacday Jig-jiga(Daawo Sawirada)

Published on Feb 19 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay islamarkaana lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo maalmahan booqasho ku joogay magaalada Jigjiga ayaa caawa lagu qabtay guriga martiga magaaladatan Jigjiga.

Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad deegaanka Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiirrada, maareeyeyaasha iyo Agaasimayaasha maamulka,wafdiga Budoomiyaha Baarlamaanka,waxgarad,odayaal,haween,dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan jigjiga.

Munaasabadda ugu horeyn waxa ay ku bilaabatay casho sharaf si heer sare ah loosoo agaasimay ayadoo goob barxad ahna ay ku wada casheeyeen mas’uuliyiinta iyo bulshadii kala duwaneyd ee munaasabadda kasoo qeybgashay waxaana Munaasabadda kadib bilowday ciyaarro Hidaha iyo Dhaqanka kuwaasi oo ay si aad ah u jecleysteen dadweynihii kasoo qeybgalay Munaasabadda ayadoo mas’uuliyiin iyo shacabba si isku mid ah u ciyaarayey ciyaarta Dhaantada loo yaqaan.

Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay Munaasabadda ayaa ku amaantay dadweynaha iyo madaxda Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia mudada kooban ee ay jiraan hormarka ay deegaanka gaarsiiyeen ayadoo hormarkaasina uu yahay mid hada ka muuqda dhulka dowlad deegaanka Jigjigaba ha ugu horeysee.

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo isna Munaasabadda Khudbad ka jeediyey ayaa waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay hormarka ka jirta dhulka ismaamulka dowlad deegaanka Soomaaliyeed waxaana uu booriyey in hormarkan lasii wado.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Jawaari oo isna Munaasabadda hadal kooban ka jeediyey ayaa xusay in waxa uu ku arkay Jigjiga maalmaha uu booqashada ku joogay ay tahay wax qof walba oo damiir leh ama u damqanaya Soomaali farxad dheeri ah ku beeri kara waxaana uu Gudoomiyuhu ku ammaanay maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo shacabkaba sida ay u hirgeliyeen nidaamka Federaalka.

 

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo munaasabadda khudbad ka jeediyey ayaa uga mahad celiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa sida ay u muujiyeen hormarka Jigjiga waxaana uu Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar fariin u diray madaxda kale ee Dowladda Federaalka oo uu ka codsaday in sidan si lamid ah ay deegaankan usoo booqdaan si uu usii socdo qibrad isweydaarsiga walaalaha,hormarkuna u noqdo mid baaha.

Si kastaba Munaasabadda ayaa kusoo gebageboowday jawi farxadeed ayadoo ugu dambeynna Wafdiga uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka madasha Hadiyaddo lagu gudoonsiiyey kuwaasi oo Hidaha iyo Dhaqanka ahaa.

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga4
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga6
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga7

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga8
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga9
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga10

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga12
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga13 (1)
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga13

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga14
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga15
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga16

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga17
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga18
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga20

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga21
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga22
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga29

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga30
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga32
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga34

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga36
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga37
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga40

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga41
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga110
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga111

Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga210
Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga310

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 0 Members.
    • 740 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub
    • Wafdigii Dowlada Faderalka ahaa ee ku sugnaa Kismaayo oo Lagu Amray Inay isaga Baxaan Magaaladaas
    • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress