Top.Vedio Daawo)Madax Wayne Cabdinuur Biindhe Oo Waraysi Xaasaasi ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Warbahinta
Published on Feb 19 2013 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Madax wayne Cabdi Nuur cimi Biindhe Oo baryahanba safar shaqo ku joogay magaalada Moqdisho ee caasimadaRiix Halkan Oo Daawo Vedio Ga
Dalka soomaliya,ayaa Tvga calimaga ah Ee somalisat Xafiiska magaalada Moqdisho waraysi Uu siiyay kaga xog waramay shada uu qabtay inta Uu joogay gaalada moqdisho.
Sidoo Kale madax waynaha ayaa waxa uu ka dhawaajiyay inuu kaqayb gali doono shirka dhawaanka dhici doona magaalada taxleex Ee Caasimada maamulka Khaatumo Oo uu ic laamiyay Madaxyane Axmed karaash.













comment closed