• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:17 pm » War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
  • 4:17 pm » Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
  • 3:55 pm » Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • 3:41 pm » War Deg Deg Ah: Ciyaartoyda Gobolada Hargeysa Iyo Gabiley Oo Baastolado iskula soobaxay iyo Ciyaarihii Deeganada Somaliland oo Foodobay
  • 2:53 pm » Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Tooray Lala Dhacay Kuna Dhimatay Magaalada Hargeysa(Amaankii Hargaysa oo Faraha Ka Baxay
  • 2:49 pm » Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)
  • 2:08 pm » Xiisado la xariira Dhaawaca Yaasiin Raadeer oo laga dareemayo Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 2:04 pm » Maxaa Dhacay maanta oo kale 2009-kii(Halkan Ka Dhagayso)
  • 1:59 pm » Suldaan Deeq Macalin “Jubaland waxaa ka danbaysa Kenya oo doonayso inay qabsato Soomaaliya(Halkan ka Dhagayso)
  • 1:54 pm » Ciidamada Dalka Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen(Wargaysyada Aduunka)

Taliska Kenya Colonel Cyrus Oguna oo ku Faanay in ay Dileen Askar ka Tirsan Ururka Al-shabaab

Published on Feb 02 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Taliyaha Ciidanka Kenya eek u sugan Soomaaliya ayaa ku Faanay in ay Duqeymo Diyaaradeed ku dileen askar ka tirsan Al-shabaab ee fadhigooda uu yahay koonfurta Soomaaliya.

Afhayeenka ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya Colonel Cyrus Oguna,oo ka hadlay duqeynta diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geysteen Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Koonfureed,ayaa wuxuu shaaciyay in Duqeynta khasaaro ay ku gaarsiiyeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyo sidoo kale inay ku burburiyeen Gawaari dagaal oo hub u saarnaa Al-Shabaab.

 

Dhowr jeer ayaa diyaradaha dagaalka ee Kenya waxa ay duqeyn ka gesten koofurta Soomaaliya halkaasi oo ay kulaayeen shacab Soomaaliyed kadiba ay baahiyen in xubna Shabaab ah dileen, waxaana soo baxaya eedeymo isi soo taraya oo Kenya ka dhan ah maadaama wax ogolaansha ah aysan u heysan duqeymaha gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale Afhayeenka ciidamada Kenya Colonel Cyrus Oguna,ayaa dhanka kale sheegay in Sarkaal lagu magacaabo Sheikh Nuur Dheere oo shabaab ka tirsanaa dagaalka ay ku dileen,isagoona tilmaamay in duqeynta inteeda badan ay ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaareey.

Wuxuu sheegay Cyrus Oguna in duqeynta ay ku qaadeen deegaanada Gedo ay ku damacsanaayeen inay la bartilmaameedsadaan goobo ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab,wuxuuna hoosta ka xariiqay in u jeedkii laga lahaa laga gaaray.

Afhayeenka ciidamada Kenya ayaa hadalkiisa intaasi wuxuu raaciyay in xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab duqeynta ay ku geeriyoodeen kuwo kalena ay ku dhaawacmen.

Hadalkaan ka soo baxay dowlada Kenya ayaa imaanaya xilli diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo ka geysteen qeybo ka tirsan Gedo,balse ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Al-shabaab oo beeninaya hadalkaan Kenya ka soo yeeray.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
    • Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
    • Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

  • Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

    Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

  • Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

    Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

  • Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

    Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress