Suldaan Muuse Faarax Muuse oo lagu Dilay Magaalada Bosaaso(Halkan Ka Dhagayso Warbixin)
Published on Feb 02 2013 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Warar hada naga soo gaadhay Magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in maanta lagu dilay Suldan Muuse Faarax Muuse oo ku sugnaa magaaladaas, waxaana la soo sheegayaa in dilkaasi uu ahaa mid laga naxay kadib markii hore dadka waxgaradka ah lagu dilijiray magaaladaas muddo laga nastay.
DHAGAYSO-Gobjoge-Xaqijinayaa-Dilka-suldaana-













comment closed