• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 7:32 pm » Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia)
  • 7:29 pm » Wasiirada Arimaha Dibada oo Shaacisay in Shir weyn Lagu Qabanayo Muqadisho(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:06 pm » Banaan Bax Xoogan Ka Dhan Ah Ismaaciil Cumar Geele oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti(Daawo Sawirada+Dhagayso)
  • 1:05 pm » Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)
  • 12:58 pm » Dowlada Turkiga oo Shaacisay in ay Gidaar ka Dhisayso Xuduuda ay Siiriya la Wadaagto
  • 12:52 pm » Maamulka Faraha badan ee kismaayo oo qaar ka mid ah kulan la qatay Coll Barre Hiiraale(Halkan Ka Dhagayso
  • 12:45 pm » Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)
  • 12:39 pm » Askari Lagu Dilay Magaalada Boosaaso iyo Kooxdii Dishay oo Baxsatay
  • 12:32 pm » Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)
  • 12:16 pm » Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

Qoysas Kenyaan ah oo Al-shabaab Wada Xaajood ka la Galaayo

Published on Feb 20 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Qoysaska shan Kenyaan ah oo gacanta ugu jira Al-Shabaab,ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay kula hadlayaan Al-shabaab oo ku aadan wiilashooda oo gacanta ugu jira Al-shabaab, islamarkaana la kulmaya baqdin dhanka nolosha,maadaama horay Al-Shabaab hanjabaad u jeediyeen.

Wargeysyada ka soo baxa dalka Kenya ayaa si weyn wax ugu qorayay warkaan oo ku aadan in qoysaska shan Kenyaan oo Al-shabab haystaan ay damacsan yihiin inay wada hadal la furtaan Al-shabaab si ay u xaqiijiyaan siideynta wiilashooda oo Al-Shabaab in mudo ah gacanta ugu jira.

Wargeyska The Star oo soo xiganaya Andrew Mwangura oo xoghayaha guud ee Midowga maaxiyiinta Kenya,ayaa xaqiijiyay arintaan ku aadan inay jiraan qoysas Kenyaanti ah inay damacsan yihiin inay la xaajoodaan Al-shabaab,maadaama dowlada Kenya dalabaad loo jeediyay ay fuliweysay.

Lama oga qaabka uu u dhacayo wada xaajoodka dhexmari doona Shabaab iyo qoysaska Kenya iyo wuxuu soo kordhin doono.

Hadalkaan ka soo baxay qoysaska Kenyaatiga ee caruurtooda Shabaab ay haystaan ayaa ku soo aadayaa,iyadoo maalin kahor ay ku ekeyd dalabaadkii shabaab ay u jeediyeen Kenya,balse aan waxba kasoo naasa cadaan oo kenya ay ku kacan seertay.

Shabaab ayaa horay markii dalabaadkii ay u dirsadeen Kenya ay ka waayeen waxay qaarijiyeen sida ay sheegeen askari ka tirsan Kenya,kaasi oo dagaal ay ku soo furtaan,balse dowlada Kenya arintaasi ay beenisay islamarkaana Afduub shabaab ay u soo qabsadeen.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 2 Members.
    • 783 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia)
    • Wasiirada Arimaha Dibada oo Shaacisay in Shir weyn Lagu Qabanayo Muqadisho(Halkan Ka Dhagayso)
    • Banaan Bax Xoogan Ka Dhan Ah Ismaaciil Cumar Geele oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti(Daawo Sawirada+Dhagayso)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress