Prof.Ahmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Kenya Hadal kasoo Yeray(Halkan Ka Dhagayso)
Dhawaan Dowlada Kenya ayaa Golaha amaanka ee QM Ugudbisay Qaraar ay kaga dalbanayso in Ciidamada Dowlada Kenya ee AMISON in ka mid ah in lagu maalgaliyo in ay ilaaliyaan xeebaha dalka somaliya
DHAGAYSO-Ahmed-Ismaciil-Samatar-2
Qaraarka QM ay ugudbisay Dowlada kenya waxaa ka hortimid Dowlada oo Cod satay in dhaqaalaha kenya ay Codsatay in lagu maalgaliyo Ciidamada Bada somaliya si ay uhelaan tababaro dheeri Loona helo Ciidamo hanaan kara Ilaalinta khayraadka Bada ee somaliya
Hadaba Codsiga Dowlada kenya maxaa Looga gol leeyahay , Waxa si arintaasi ka hadlay PF Ahmed Ismaaciil Samatar Oo ku taqasusay Cilmiga dhaqaalaha & siyaasada kana mid ah Baarlamanka somaliya Saadaalmedia ayuuna u waramay














comment closed