• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 4:33 pm » Daawo Muqaalka ” Imtixanaadka Sanad Dugsiyeed 2012 Ilaa 2013 oo Maanta Degmada Widhwidh Looga Fadhiistay
  • 3:18 pm » Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
  • 9:55 am » Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
  • 9:43 am » Kismaayo oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Ka Dhaco Iyo Barakac Halkaasi Ka Bilowday(Maxaa Ku Soo Kordhay)
  • 9:41 am » Mas’uul ka tirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Gudaha Dalka Kenya
  • 9:40 am » Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)
  • 9:30 am » IGAD oo lagu Wado Maanta Inay La Kulmaan Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa(Halkan ka Dhagayso)
  • 9:23 am » Dowladaha Ethopia iyo Kenya oo Isku Khilaafsan Arinta Maamulka Jubaland(Xog Hoose)
  • 9:09 am » Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video
  • 12:11 am » Cabdi Naasir Badal Khalafow Kismaayo iyo Lascanood Keebaa Jidaad Kaagaga Furanyahay (Halkan Ka Dhagayso Waalida Wiilkan)

Muungaab oo Digniin u Diray Wariyaasha Magaalada Muqdisho

Published on Feb 22 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Wariyaasha uga digay iney ka fogaadaan hadalada qaldan ee ay ka sheegaan garsoorka dowlada Soomaaliya gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Max’ed Xuseen Muun-gaab ayaa saxaafada ugu baaqay iney ka waantoobaan Warbixinada qaladka ah ee ay ka faafiyaan garsoorka wadanka, wuxuuna hoosta ka xariiqay in dacaayadaha been abuurka ah ee laga fidinayo gasroorka dalka aan loo dul qaadan doonin.

Muun-gaab ayaa shaaca ka qaaday in waxyaabaha ay Wariyaashu ka sheegayaan maxkamada ciidamada ay u haystaan daliil iyo cadeymo ay hadhow ku badbaadaan balse waxa uu si cad u sheegay in Wariyihii war uusan hubin oo been abuur ah ka hadlay in lagu qaadi doono xukun ciidan isagoona intaa ku daray inuu xushmad u hayo Wariyaasha Soomaaliyeed oo uu sheegay iney qaranka hawl u hayaan.

Gudoomiyaha Maxkamada ayaa sheegay in Saxafiyiintu ay is garab taageen maxkamada ciidamada qalabka sida isagoona tilmaamay iney Wariyaasho maxkamada la tageen goobo badan oo halis galin karta naftooda si ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo bandhigaan waxqabadka maxkamada.

Wuxuuna si gaar ah u xusay in iyadoo furimaha hore ee dagaalka la joogo ay Saxaafadu ku dhiiratay iney gudbiyaan waxqabadka Maxkamada isagoona sido kale tilmaamay in saxaafada ay maxkamada u raacday gobolada ay la wareegtay dowlada taasine ay cadeyn u tahay xiriirka wanaagsan ee u dhxeeye Saxaafada iyo Maxkamada ciidanka.

Muungaab ayaa ugu danbeyntii ka codsaday Wariyaasha Soomaaliyeed iney ka fiirsadaan marka ay ka hadlayaan wararka quseeya garsoorka isla markaane ay ka fogaadaan wax dhib u keeni kara Saxafiyiinta wuxuuna ku dhaliilay Warbaahinta iney si qaldan uga hadashay Kiis rag loosoo xiray dilka Wariye Xasan Yuusuf Absuge kaasoo uu sheegay iney Saxaafadu faafisay in la musuq maasuqay isla markaane la meer meerinayo wuxuuna sheegay iney kiiskaas gacanta ku hayaan go’aane ay dhawaan la gaari doonaan.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 1036 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Daawo Muqaalka ” Imtixanaadka Sanad Dugsiyeed 2012 Ilaa 2013 oo Maanta Degmada Widhwidh Looga Fadhiistay
    • Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
    • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

  • Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

    Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress