• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 1:49 pm » Diyaarad agab Militari u sida oo Caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo
  • 1:08 pm » Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
  • 1:08 pm » Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • 12:31 pm » Faroole oo Ka Qayliyay Kala Dirista Maamulka Jubbland(Halkan Ka Dhagayso)
  • 12:06 pm » Sixth night of violence in Sweden, but police say capital calmer
  • 11:59 am » Maamulka Jubbaland Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaayay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 11:39 am » In prison, Somalia’s pirates become a source of government wrangling
  • 11:37 am » Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)
  • 11:27 am » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Champions League Ee Dortmund v Bayern Munich.
  • 10:57 am » Axmed Madoobe oo Sheegay in Dowlada Soomaaliya Ay Hurinayso Colaad Ka Dhacda Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)

Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka Warbixyey Socdaalkii uu ku Tagay Qaar kamid ah Gobolkada Dalka iyo Itoobiya

Published on Feb 20 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka warbixiyey waxyaabihii ay salka ku haysay booqashadii ay isaga iyo waftigiisa ku tageen wadanka Itoobiya wuxuuna sheegay iney casuumaad ka heleen gudoomiyaha baarlamaanka Itoobiya isagoona tilmaamay iney isla falanqeeyeen sidii uu labada baarlamaan u dhex mari lahaa iskaashi iyo xiriir dhab ah oo ay yeeshaan baarlamaanada Soomaaliya ito Itoobiya.

Wuxuuna sheegay in ujeedka ugu weyn ee waftiga baarlamaanka Soomaalida uu ahaa  sidii ay Itoobiya uga soo faa’iideysan lahaayeen habka ay u dhaqan galiyeen nidaamka Federaalisimka oo habka ay ku wada heshiiyeen Soomaalida kaasoo ladoonayo in dhawaan laga dhaqan galiyo gobolada dalka Soomaaliya iyo arimo kale oo ku saabsan hab maamulka wadankaas itoobiya.

Jawaari ayaa sheegay in socdaalkii ay ku tageen magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya inuu la xiriiro u kuurgalida horu marka ka socda deegaanka Soomaalida Itoobiya wuxuuna sheegay Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari inuu ku arkay deegaanka Soomaalida Itoobiya horu mar baaxad leh oo uu sheegay inaan ereyo lagu sifeyn karin sida uu hadalka u yiri.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabaha uu u riyaaqay intii uu ku sugnaa deegaanadaas ay ka mid yihiin in dhamaan masuuliyiinta dowlad deegaanka ay yihiin dad dhalinyaro ah oo ay cajiib tahay sida ay uga go’antahay horu marinta deegaanadooda,wuxuuna sheegay in deegaanka ay ka jiraan horu maro ka qota dheer sidii ay ka filayeen isagoona hadalkiisa ku daray in deegaanka Soomaalidu uu guulo ka gaaray dhinacyada  Beeraha,Jidadka,Caafimaadka,Waxbarashada,Korontada  iyo Biyaha.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 3 Members.
    • 744 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Diyaarad agab Militari u sida oo Caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo
    • Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
    • Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress