• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 6:12 pm » Madaxweynaha Soomaaliya Xasan iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo U ama Baxay Dalka Ethiopia
  • 6:10 pm » Buurista ilaahey Badanaa Awoodiisuna Weynaa(Bal Daawo Sawiradan Mucjisadaan)
  • 5:57 pm » Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Warqad Culus u Diray Dowladda Itoobiya(Top News)
  • 3:13 pm » Daawo Sawiro} Qurxoon Ee Magaalada Xamar_laguxidh Oo Katirsan Degmada Widhwidh
  • 2:47 pm » UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.
  • 2:23 pm » Dr Saacid oo ka Hadlay “Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. Dhaqaalaha(Halkan Ka Dhagayso)
  • 2:09 pm » Woolwich attack: security forces will look at lone wolf and jihadist theories
  • 1:49 pm » Mareykanka oo Xaqiijisay in Duyuuradaha aaney cidi Duulin in ay dileen Muwaadiniin Dalkaa u dhashay
  • 1:38 pm » Ciidamo ka socda Siriliyoon oo Taabta Gaaray Iyo Ciidamada Dowladda Faderalka oo Mushahaarkoodkii La Siiyay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 1:18 pm » Fadeexaddii Faroole iyo Wiilkiisa oo Meel Xun La Maraysa(Halkan Ka Dhagayso)

Jose Mourinho Oo Caawa U Dabaaldegi Doona Kulankiisii 100aad Ee Horyaalka La Liga Ee Real Madrid.

Published on Feb 17 2013 // CAYAARAHA
Share

Jose Mourinho ayaa caawa u dabaaldegi doona kulankiisii 100aad ee Real Madrid ee horyaalka La Liga, marka ay Los Blancos caawa Santiago Bernabeu ku soo dhaweyso Rayo Vallecano.

Jose Mourinho ayaana rikoor ay u tahay marka loo fiiriyo inuu yahay tababaraha ugu guulaha badan 100kiisa kulan ee ugu horeeya horyaalka ee taariikhda kooxda Real Madrid.

Waxaana 99kii kulan ee uu soo qabtay Los Blancos kulamada La Liga uu badiyay 75 ka mid ah, 13 barbaro iyo 11 kulan oo laga badiyay, ninka ugu soo dhow rikoorkaas waa tababarihii hore ee Los Blancos Miguel Muñoz kaasoo 100kiisii kulan ee ugu horeysay badiyay 72 kulan, barbaro galay 13 kulan islamarkaana laga badiyay 15 kulan.

Inkastoo uu rikoorkaas uu u hayo Real Madrid, hadana horyaalka La Liga marka loo fiiriyo waxaa ka horeeya ninka ay xafiiltami jireen ee Pep Guardiola oo badiyay 79 kulan 100kiisii kulan ee ugu horeysay horyaalka La Liga markii uu macalin ka ahaa Barcelona, 14 barbaro iyo 7 guuldarro ayaana u sii raacda.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 870 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Madaxweynaha Soomaaliya Xasan iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo U ama Baxay Dalka Ethiopia
    • Buurista ilaahey Badanaa Awoodiisuna Weynaa(Bal Daawo Sawiradan Mucjisadaan)
    • Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Warqad Culus u Diray Dowladda Itoobiya(Top News)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress