• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 8:44 am » Xukuumada Syria oo weeraro adag ku qaaday magaalada Aleppo iyo mucaaradka oo laga qabsaday qeyb katirsan magaalada
  • 8:21 am » Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood
  • 8:10 am » Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013
  • 8:04 am » Daawo Muqaalka : Sida Loo Soodhaweyay M/weynaha maamulka khaatumo iyo waftidii uu hogaaminayay ee gaadhay dalka kenya
  • 7:59 am » Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo ka hadlay qaraxyadii iyo dagaalkii UNDP Shabaab ay ka geysteen
  • 7:48 am » Dowladda Uk oo sheegtay inay baareyso warar sheegaya in muwaadiniin udhashay dalkeeda ay ku geeriyoodeen weerarkii UNDP
  • 7:03 am » War Naxdin Leh:Weerarkii Xarunta UNDP oo laga abaabulay Madaxtoyada Somaliland
  • 6:54 am » Breaking News Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Lascanood iyo Dhimasho, Dhaawac (Daawo Sawirada)
  • 4:07 am » Brazil Oo Deyntii Wembley Iska Soo Guday Waxa Ayna Maxico Ka Tuureen Tartanka Qaaradaha
  • 3:52 am » General Cali Horseed kamid ah Saraakiishii Hore ee Soomaaliya oo Ka Hadlay Qarixii Ka Dhacay Muqdisho (Halkan Ka Dhagayso)

Faysal Cali Waraabe: Deegaanada Maamulka Soomaaliland Waxaa kuusoo Qulqulaayo Shabaab Fara badan(Halkan ka Dhagayso)

Published on Feb 02 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Share

Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha ururka Mucaaradka ah ee Ucid ee maamul Goboleedka soomaalilnad oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in Deegaanada ay soomaaliland gacanta ku heyso ay ku sugan yihiin rag shabaab ah. Halkan Hoose Ka Dhagayso Qaylada Faysal
Halkan Hoose Ka Dhagayso Qaylada Faysal

Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu sheegay in qaar kamid shacabka Soomaaliland ay sheegeen in dad Kismaayo lagu arki jiray oo ka tirsan Al-Shabaab iminka ay ku sugan yihiin deeganada maamulka Soomaaliland.

Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayuu sheegay in looga fadhiyo waxkqabashada arimahaasi islamarkaana shacabka Soomaaliland oo iminka guux farabadani uu ka dhextaagan yahay ay mideeyaan.

Maamulka Soomaaliland ayuu sheegay inay ka indho qarsan tahay arimo dhowr ah oo ka taagan deeganada maamulkaasi Soomaaliland,dadka waxtabanaya loo baahan yahay in lala hadlo.

Hadalka kasoo baxay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee maamulka Soomaaliland wuxuu imaanaya iyadoo dhawaan Dowladda Britain ay ka digtay ammaanka deeganada maamulka Soomaaliland oo ay sheegtay in qataro dhanka argagixisada ay kusoo fool leeyihiin.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Xukuumada Syria oo weeraro adag ku qaaday magaalada Aleppo iyo mucaaradka oo laga qabsaday qeyb katirsan magaalada
    • Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood
    • Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood

  • Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013

    Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013

  • Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

    Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

  • Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

    Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

  • Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

    Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

  • Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

    Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

  • Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

    Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress