• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:08 pm » Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
  • 9:06 pm » Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
  • 9:03 pm » Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • 6:26 pm » Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
  • 6:12 pm » Madaxweynaha Soomaaliya Xasan iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo U ama Baxay Dalka Ethiopia
  • 6:10 pm » Buurista ilaahey Badanaa Awoodiisuna Weynaa(Bal Daawo Sawiradan Mucjisadaan)
  • 5:57 pm » Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Warqad Culus u Diray Dowladda Itoobiya(Top News)
  • 3:13 pm » Daawo Sawiro} Qurxoon Ee Magaalada Xamar_laguxidh Oo Katirsan Degmada Widhwidh
  • 2:47 pm » UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.
  • 2:23 pm » Dr Saacid oo ka Hadlay “Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. Dhaqaalaha(Halkan Ka Dhagayso)

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Ee Premier League Ee Kooxaha Man City v Liverpool.

Published on Feb 03 2013 // CAYAARAHA
Share

Kulankaan ayaa dhaqso uu ku yahay kabtanka kooxda Manchester City Vincent Kompany, halka si la mid ah sidaas laga dhihi karo Micah Richards kaasoo isaga ku dhow inuu soo laabto ka dib dhaawac jilibka ah.


Kulanka: Manchester City v Liverpool

Garoonka: Etihad Stadium

Waqtiga: 7pm SGA

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

 

MANCHESTER CITY

Hart
Zabaleta, Nastasic, Lescott, Clichy
Barry, Garcia
Milner, Silva, Aguero
Dzeko
LIVERPOOL
Liverpool
Reina
Wisdom, Skrtel, Agger, Johnson
Henderson, Lucas
Suarez, Gerrard, Sterling

Sturridge

 

Walaalaha Kolo iyo Yaya Toure ayaa weli ku maqan koobka Qaramada Afrika taasoo la micno ah in Roberto Mancini uusan bedel badan sameyn doonin.

Phillip Coutinho ayaa laga yaabaa inuu kursiga keydka u soo fariisto maanta kooxda Liverpool ka dib markii uu ka soo wareegay Inter, halka Jose Reina la filayo inuu goolka ku sii jiro ka dib markii uu soo laabtay kulankii Arsenal.

Andre Wisdom ayay u badan tahay inuu ka sii ciyaari doono daafaca midig inkastoo uu soo laabtay Jose Enrique kaasoo booskiisa uu buuxinayo Glen Johnson.

Martin Kelly ayaa ah dhaawac muddo dheer ee ka maqan Liverpool.

MA OGTAHAY?
  • Manchester City ayaa badisay labo kulan islamarkaana laga badiyay hal kulan sideedii kulan ee u danbeysay ee Premier League ee ay qaabileen Liverpool iyadoo shanta kulan kale ay ku dhamaatay barbaro.
  • City ayaa shabaqa ilaashatay lix kulan oo isku xigta tartamada oo dhan waana markii ugu horeysay tan iyo bishii August 1999.
  • Luis Suarez ayaa ah udub dhexaadka goolashaLiverpool, waxa uu dhaliyay 22 gool tartamada oo dhan, ciyaaryahanka ku soo dhow waa Gerrard waxaana uu leeyahay lix gool.
  • Liverpool ayaa ah kooxda ugu saxnaanshaha badan baasaska dheer xilli ciyaareedkan Premier League iyagoo saxay 69 boqolkiiba.
  • Steven Gerrard ayaa ah khadka dhexe kaliya ee ciyaaray daqiiqad kasta oo ka mid ah Premier League xilli ciyaareedkan.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 2 Members.
    • 691 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
    • Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
    • Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress