Dilalkii ka dhacay Magaalada Galkacyo oo Qorshayaal waa weyn kadanbeyeen(Halkan Ka Dhagayso)
Published on Feb 19 2013 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhankeeda Waqooyi ee maamulka Puntland. Dilalkan ayaa waxaa rag hubaysan ay ugaysteen Afar ruux oo kamid ahaa dadka deegaanka sida uu sheegay Gudoomiyaha halka falka uu ka dhacay.
Fuaad-axmed-Abshir-Guddoomiyaha-Bali-Busle-













comment closed