Dhaanto Cusub Yaa Ku Labo Dhunkada(Daawo Video)
Published on Feb 20 2013 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Kooxda uu hogaamiyo fanaanka Axmed Budul ayaa soo qaaday Dhaanto loogu magacderay “Yaa ku labo dhunkada” oo si heersaraa loosoo habeeyay, waxaana kooxdu si fiican iskula heleen jiibta iyo jaanta. Erayada iyo laxanka macaan waxaa iska leh Axmed Budul oo si qurux badan ugu nuux-nuuxsaday, kooxda ayaa iyaguna si hagar la’aana u jiibanaya.
Halkan Hoose Ka Daawo Dhaanto Cajiib ah













comment closed