• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:45 am » Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo(Dhagayso Codki Wasiirka)
  • 7:41 am » Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday
  • 7:37 am » Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)
  • 7:29 am » Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)
  • 7:22 am » Gen Fartaag oo ka hadlay wixii shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:17 am » Maamulka Somaliland oo dib u Celisay Diyaarad fasax ka soo qaadatay dowladda Soomaaliya Iyo Dowladda Soomaliya oo Talaabo Ka Qaadi Doonta Maamulkaas
  • 7:06 am » Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya
  • 6:51 am » Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)
  • 6:26 am » Iftiin Axmed Baasto oo Sheegay in Qarixii Shalay Lala Doonayay Isaga
  • 7:17 pm » War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood

(Daawo Vedio) Ururka Haweenka Ee Fartuumo & Madaxweyne Axmed Karaash Oo baaq U Diray Bulshada Reer Khaatumo

Published on Feb 19 2013 // Video, WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Share

Ururka haweenka ee Fartuumo oo kamid ah ururada haweenka ee ka hawlgala degmada Taleex ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa dhismaha saldhig Police oo laga hirgelinayo degmada Taleex, Halkan riix si aad u daawo muuqaalkan

saldhigan oo markii ugu horeysay uu dhagax dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ka tirsan gollaha madaxtooyada Khaatumo ayaa waxa uu haatan marayaa meel gabagabo ah.

Hadaba booqasho ay ku tageen wufuud uu hogaaminayo madaxwayne Axmed Karaash, wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka Khaatumo Abshir Sheekh Maxamuud maayarka degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur, iyo xubno ka tirsan ururka Fartuumo ayaa waxa ay indha indhayn kusoo saameen yihiin qaabka uu u socdo dhismaha saldhigaasi.
Waxaana ugu horeynba halkaasi ka hadlay maayarka degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur oo ka warbixiyey hab u socodo dhismaha saldhigaasi.

Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay xubno ka tirsan ururka haweenka ee Fartuumo, iyo madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ugu baaqay dad weynaha kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn inay ka qayb qaataan dhamaystirka saldhigani.
Si kastaba ha ahaatee saldhigani ayaa la rajaynayaa inuu wax badan u tari doono dad weynaha ku dhaqan degmada Taleex.

Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo(Dhagayso Codki Wasiirka)
    • Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday
    • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress