(Daawo Vedio) Socdaalkii Wariye Abdi ciro Ee Maanta kutagay Degana Badan Oo Katirsan Deg Widh widh
Published on Feb 22 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Kusoodhawaaday Socdaal aan maanta Oo Jimce ah kaga ababaxnay Degmada widhwidh socdaalkaas oo aan kubooqanay deganabadan oo katirsan Degmada widhwidh oo ay kajiraan Duruufo kala gadisan si da Jiialka oo kudheer iyo biyo la aan baahsan Socdaalkan waxaad kaga bogan kartaan vedio ga aad arki doonti waxaana idiinsoodiyaariyay islamarkaan Socdaalkaaas deganadaas ugu Kuurgalay Wariye abdi ciro Deeganada aan booqanay maanta waxaakamida Guumays.. Huftiro.. Hadhwanaag.. Yeyle …Shululux
by abdi ciro













comment closed