Daawo Sawirada Cadeynaayo Caburinta Saxaafada ay ku Heyso Dowlada Soomaaliya
Published on Feb 02 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Waxaa maalmihii ugu Dambeeyey Soo Badanaayey in Dowlada soomaaliya ay caburiso Saxaafada soomaaliya Iyada oo dowlada Soomaaliyeed ay si cadaalad darro ah xabsi ugu heyso wariye Soomaaliyeed iyo lamaane dhibaata police-ku ay ugeesteen ayaa Amiin Caamir waxa uu soo bandhigay sawir uu arintaasi ku muujinayo.
Sida sawirka ka muuqata qof waliba oo sedaxdaasi ruux kamid ah waxa uu kahadlayaa waxyaabaha lagu heesto.














comment closed