• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 8:59 am » War Deg Deg Ah” Gaadhi Kudhacay Duleedka magaalada laascaanood iyo gabadh kudhimatay :Daawo Sawiro:
  • 8:44 am » Xukuumada Syria oo weeraro adag ku qaaday magaalada Aleppo iyo mucaaradka oo laga qabsaday qeyb katirsan magaalada
  • 8:21 am » Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood
  • 8:10 am » Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013
  • 8:04 am » Daawo Muqaalka : Sida Loo Soodhaweyay M/weynaha maamulka khaatumo iyo waftidii uu hogaaminayay ee gaadhay dalka kenya
  • 7:59 am » Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo ka hadlay qaraxyadii iyo dagaalkii UNDP Shabaab ay ka geysteen
  • 7:48 am » Dowladda Uk oo sheegtay inay baareyso warar sheegaya in muwaadiniin udhashay dalkeeda ay ku geeriyoodeen weerarkii UNDP
  • 7:03 am » War Naxdin Leh:Weerarkii Xarunta UNDP oo laga abaabulay Madaxtoyada Somaliland
  • 6:54 am » Breaking News Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Lascanood iyo Dhimasho, Dhaawac (Daawo Sawirada)
  • 4:07 am » Brazil Oo Deyntii Wembley Iska Soo Guday Waxa Ayna Maxico Ka Tuureen Tartanka Qaaradaha

Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowlada Soomaaliya oo la Wareegey Deegaano Hor Leh

Published on Feb 02 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Ciidamada jabuuti oo qeyb ka ah ciidamada AMISOM eek u sugan dalka soomaaliya iyo Ciidanka maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowlada Soomaaliya ayaa Maantay la Wareegeey Deegaano Hore ay Al-shabaab horay ugu Talin Jireen.

Kadib dagaal culus oo habeen hore ku dhaxmaray magaalada Baladweyne ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab, ayaa howlgal ay sameeyeen ciidamada isbaheysanaya waxaa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ku yaala duleedka magaalada Baladweyne.

Saraakiisha maamulka gobollka Hiiraan oo ka warbixiyay howlgalka ayaa sheegay in howlgalka socda uu bilow u yahay qorshe la doonayo in lagula wareegi guud ahaan deegannada gobollka oo ay hadda ku sugan yihiin Al-shabaab.

Col Towane Axmed Gurey oo warbaahinta la hadllayay ayaa sheegay ciidamada dowladda iyo AMISOM isku fidiyeen deegaanno dhowr ah oo markii hore ay saldhigyo ku lahaayeen kooxda Al-shabaab, isaga oo intaa ku darray in howlgalku sii socon doono.

‘’Ciidamada hadda waxaa ay ku sugan yihiin dhul wax ka badan 60km ka baxsan magaalada Baladweyn, waana ay sii socon doonaan ciidamada ilaa lala wareegayo dhamaan deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab,’’ ayuu yiri Towane Axmed Gurey.

Dagaal culus oo habeen hore  ku dhaxmaray magaalada Baladweyne ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa waxaa ka dhashay khasaare xoog leh oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac, waxaana ay sheegeen saraakiisha maamulka in ay dilleen rag sar sare oo  ka tirsan Al-shabaab.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • War Deg Deg Ah” Gaadhi Kudhacay Duleedka magaalada laascaanood iyo gabadh kudhimatay :Daawo Sawiro:
    • Xukuumada Syria oo weeraro adag ku qaaday magaalada Aleppo iyo mucaaradka oo laga qabsaday qeyb katirsan magaalada
    • Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Digniin U diray Maleeshiyaadka SNM Ee Kusugan Laascaanood

  • Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013

    Daawo Muqaal:Laga soo Duubay Meelaha ugu Halista Badan Caalamka. “Digniin Waa Cabsi” 20/06/2013

  • Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

    Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

  • Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

    Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

  • Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

    Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

  • Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

    Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

  • Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

    Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress