• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:45 am » Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo(Dhagayso Codki Wasiirka)
  • 7:41 am » Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday
  • 7:37 am » Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)
  • 7:29 am » Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)
  • 7:22 am » Gen Fartaag oo ka hadlay wixii shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:17 am » Maamulka Somaliland oo dib u Celisay Diyaarad fasax ka soo qaadatay dowladda Soomaaliya Iyo Dowladda Soomaliya oo Talaabo Ka Qaadi Doonta Maamulkaas
  • 7:06 am » Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya
  • 6:51 am » Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)
  • 6:26 am » Iftiin Axmed Baasto oo Sheegay in Qarixii Shalay Lala Doonayay Isaga
  • 7:17 pm » War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood

Ceeb Iyo Fadeexad Weyn Oo Lagu Helay Haweeney Ka Dhalatey Qoyska Reer Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Oo Barta Youtubka Ka Lasoo Dhigay (Daawo Vedio)

Published on Feb 22 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Haweeney u dhalatey qoyska reer Boqorka dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday

ceeb iyo fadeexad weyn ka dib markii ay diiday inay bixiso lacag baad ah ka dibna la soo bandhigay filim wax loogu dhimaayo sumcadeeda iyo tan qoyska ay ka soo jeedo ee reer boqor.

Haweeneydan oo ah amiirad qoyska reer boqor ee dalka Sacuudga oo lagu magacaabo Princess Basmah bint Saud bin Abdulaziz al Saud ayaa waxaa la sheegay inay arinteeda ay bilaabatey ka dib markii loo dhigay shirqool oo ahaa in nin sheekh reer Imaaraadka ah iska soo dhigay oo ay isku barteen bogeeda Facebook ayna mudo wada sheekeysan jireen uu ugu dambeyn u sheegay inuu faro ka haayo oo uuna ka codsaday inay bixiso lacag dhan ilaa iyo 500,000 oo doolar oo ayna ugu shubto bank ku yaala dalka Masar hadii kale uu qarxin doono sawiro iyo video ceeb ah oo uu sheegay inuu ka haayo, Laakiin haweeneydaas boqorada ah ayaa diiday arintaas ah inay bixiso lacagtaas iyadoona sheekadii soo bandhigtay inta uusan ninkaasi soo saarin, Haweeneydaan oo diiday inay shaaciso magaca ninkaas ayaa ku tilmaantay oo kaliya nin weyn oo ilaa 30 jir caan ah oo reer Imaaraadka ah, Haweeneydaan ayaa sidoo kale waxay dafirtey in filimkaas uu ka duubay asaga waxayna sheegtay inkastoo ay ninkaas kuwada sheekeysteen SKYPKA la iska arko hadana filimka uu ninkaan soo bandhigay in laga xaday Laptopkeeda oo uu ahaa mid ay kula sheekeysanaysay mid ka mid ah caruurteeda, Filimka uu soo bandhigay ninkaas oo u muuqda mid laga duubay Skypka ayaa waxaa ka muuqda haweeneydaas oo shumineyso kaamirada islamarkaana cabeysa sigaar madaxana uu u qaawan yahay arintaas oo ceeb weyn iyo meel ka dhac ku ah qoyska reer boqor iyo sumcadoodaba.

Ugu dambeyntiina iyadoo filimkaas uu soo bandhigay ninkaas uu yahay mid meel ka dhac weyn ku ah haweeneydaas iyo qoyska reer boqorka ee dalkaas Sacuudi Carabiya ayaa haweeneydaas waxay sheegtay in koox tuugo internetka ah ay u soo dhigteen inay sumcadeeda iyo tan qoyskeedaba ay waxyeelaan laakiin arintaas ayey sheegtay inaysan ku guuleysan doonin, haweeneydaan oo 48 sano jir ah islamarkaana ah hooyo 5 caruur ah (3 gabdhood iyo 2 wiil) leh ayaa waxay tahay gabadha ugu yar caruurta uu dhalay boqorka King Saud, waxayna ku nooshahay galbeedka magaalada London , iyadoona ah qof ku caan baxay taageerida iyo inay u dooda xaquuqul insaanka, haweeneydaan boqorada ah ayaa waxay kiiskaas u xilsaartey qubaro ku xeel dheer kumpiyuutarka si ay u baaraan sida ay wax u dhaceen

Riix Halkan Oo Daawo Vedio GA

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo(Dhagayso Codki Wasiirka)
    • Maxamed Buule “Yaasiin Raadeer kooxdiisa ayaa dhaawacday
    • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress