• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 10:12 pm » Xaalada Dadka Muslimiinta Ah ee Dalka Ingriiska oo ah Alloow Sahal
  • 9:55 pm » Cabdinaasir Seeraar oo Weeraray Dowladda Soomaliya iyo Xiisada Magaalada Kismaayo oo Cirka Isku Shareertay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 9:26 pm » Magalaada Lascanood Caawa Roob Dhagaxaan Wata Ka Da’yaan Iyo Shacab oo Baqdin Hayso
  • 9:15 pm » Arjen Robben Oo Bayer Ku Hogaamiyay Hanashada Champions League Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Dortmund.
  • 8:52 pm » Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)
  • 7:43 pm » Taliyaha Ciidamada Dowladda General Indha qarshe oo ku xaniban Garoonka Magaalada Kismaayo(Xog Hoose)
  • 7:28 pm » Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka Dhacday Kismaayo(Daawo+Dhagayso)
  • 7:13 pm » Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata Waan Taageer Sanahnay Maamul Loo Sameeynayo Jubooyinka
  • 3:39 pm » Daawo Muqaalka : Horumarka Waxbarasho Ee Kasocda Degmada Widhwidh
  • 3:15 pm » Xog Culus Xaglo Toosiye Oo Hargaysa Hayn Wayday Kuna Soo Wajahan Garoowe

Xiriirka Kubadda Cagta Africa oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Itoobiya (Maxay Tahay Sababta)

Published on Jan 23 2013 // CAYAARAHA
Share

Xiriirka kubada cagta Afrika ayaa ku ganaaxay Ethiopia lacag gaareysa 10 kun oo doolar ka dib markii taageerayaashooda ay u dhaqmeen si anshaxa kubada cagta ka baxday intii uu socday kulankii qaramada Afrika ee Zambia isniintii.

Taageerayaasha xulka ka dhisan Bariga Afrika ayaa ka careysnaa go’aankii uu garsooraha casaan ku siiyay goolhaye Jamal Tassew daqiiqadii 31-aad ee ciyaarta ka dib markii ay isku dhaceen Chisambu Lungu.

Labada ciyaaryahan ayaa dhulka kuwada dhacay iyagoo u baahday caawin dhaqaatiir, laakiin 23 jirka goolhayaha ah ayaa casaan loo taagay intii lagu sii waday bareelo.

Iyagoo jawaab ka bixinayay go’aanka garsooraha, taageerayaasha Ethiopia ayaa bilaabay inay ku ooriyaan garsooraha islamarkaana garoonka ku soo dhex tuuraan turumbooyinka Vavuzelas iyo calamo iyo sheeyaal kale.

Garsooraha ayaa lagu qasbay inuu sugo inta ay taageerayaasha ka degayaan islamarkaana garoonka geesihii laga nadiifinayo, ka hor inta aysan ciyaarta dib u bilaaban, taasoo aakhirkii ku dhamaatay barbaro 1-1 ah.

Waxa ay sidoo kale taageerayaasha turumbada Vuvuzela ku soo tuureen ciyaartoyda Zambia markii ay u dabaaldegeyeen goolkooda.

Saed Mohamed Balaleti

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Xaalada Dadka Muslimiinta Ah ee Dalka Ingriiska oo ah Alloow Sahal
    • Cabdinaasir Seeraar oo Weeraray Dowladda Soomaliya iyo Xiisada Magaalada Kismaayo oo Cirka Isku Shareertay(Halkan Ka Dhagayso)
    • Magalaada Lascanood Caawa Roob Dhagaxaan Wata Ka Da’yaan Iyo Shacab oo Baqdin Hayso
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)

    Naag Ninkeeda Ku Qabtay ayadoo Nin Kale La Tumaneysa(Daawo Video Adiga uun Baa Qosol)

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress