• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 11:03 pm » It is an honor to be here with you today. Let me take this opportunity to thank the People and the Government of Ethiopia for hosting this important 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD and the 50th Anniversary of the African Union
  • 10:29 pm » Madaxweyne Obama ayaa sheegay in diyaaradaha Drones-ka ah ay isku difaacayaan
  • 8:42 pm » Woolwich attack: police wait to question two suspects
  • 8:39 pm » Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)
  • 8:28 pm » Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Art Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxa K Garaacaya(Daawo Sawirkan)
  • 7:32 pm » Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia)
  • 7:29 pm » Wasiirada Arimaha Dibada oo Shaacisay in Shir weyn Lagu Qabanayo Muqadisho(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:06 pm » Banaan Bax Xoogan Ka Dhan Ah Ismaaciil Cumar Geele oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti(Daawo Sawirada+Dhagayso)
  • 1:05 pm » Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)
  • 12:58 pm » Dowlada Turkiga oo Shaacisay in ay Gidaar ka Dhisayso Xuduuda ay Siiriya la Wadaagto

Xildhibaan Baarlamaanka Soomaliya oo soo Dhaafi La Dalka Jabuuti (Maxay Tahay Sababta)

Published on Jan 02 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku xanibanyihiin gudaha dalka Jabuuti, kuwaas oo ka baqanaya inay Soomaaliya u soo dhoofaan,

waxaana la sheegay inay ka cabsi qabaan inay dhibaatooyin kala kulmaan siyaasiyiin ay lacago laaluush ah ka qaateen xilligii ay socotay loolankii lagu doonayey xilka Madaxweynenimada Soomaaliya oo xildhibaanada ku sugan dalka Jabuuti oo tiro ahaan gaaraya 13-xildhibaan ka dalbaday inay lacagahooda u soo celiyaan maadaama ay u codeyn-waayeen.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in xildhibaanadan ku sugan Jabuuti loo heysto lacago laaluush ahaa oo xilligii ololaha doorashada madaxtinimada lagu kala qaatay magaalada Muqdisho, taas oo siyaasiyiintii laga qaatay qaarkood ay dalbadeen in lacagahooda dib loogu soo celiyo, maadaama ay balan ka baxyo ku sameeyeen xildhibaanada la heysta.

Mid ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo saaxiib la ah mudanayaasha ku xayiran Jabuuti ayaa sheegay in mudanayaasha ku sugan Jabuuti ay ka cabsi qabaan in haddii ay tagaan magaalada Muqdisho inay la kulmi karaan dhibaateyn maadaama rag siyaasiyiin ah oo musharixiin u ahaa madaxtinimada ay waayeen codadka xildhibaanadii ay lacagaha siiyeen, ayna haatan ka dalbanayaan in lacagahooda dib ugu soo celiyaan.

Siyaasiyiinta qaarkood ayaa la sheegayaa inay hayaan codad iyo qoraalo saxiix leh oo ay xildhibaanada ka sameeyeen markii ay heshiiska la galayeen bishii Sebtembar waqtigii ololaha doorashada uu socday ay hayaan, isla markaansa haddii laga dalbado cadeymo ay heli karaan, arrintan ayaa waxay dhinaca kale caqabad ku noqoneysaa shaqada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo gudoonka baarlamaankana uu marar fara badan ugu baaqay mudanayaasha dalka ka maqan inay dalka ku soo laabtaan si ay u gutaan shaqadooda xildhibaanimo.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 351 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • It is an honor to be here with you today. Let me take this opportunity to thank the People and the Government of Ethiopia for hosting this important 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD and the 50th Anniversary of the African Union
    • Madaxweyne Obama ayaa sheegay in diyaaradaha Drones-ka ah ay isku difaacayaan
    • Woolwich attack: police wait to question two suspects
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress