• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:35 pm » Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)
  • 9:05 pm » Gudoomiyaha Deegaanka Buusaar ee Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Iftiin Xuseen C/laah oo Dil Ka Badbaaday
  • 8:25 pm » Maxaa Keenay In Caaqil Siciid Cashuur Abyan uu Caawa Dhex Jeefo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Lascanood
  • 7:03 pm » Dufcadii Labaad ee Iskuulka Sare Magaalada Taleex oo La Gudoonsiiyay Shahaadooyinkii Qalijabinta(Daawo Sawirada)
  • 6:18 pm » Dagaal Xoogan oo Israsaasayn ah oo ka Dhacay Dalka ingirsiika Xaafada Woolwilch(Daawo Video+Sawiro)
  • 4:33 pm » Daawo Muqaalka } Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!
  • 3:09 pm » Subxaanalaaah: Nin baa soo iibsaday Timirtan, wuxuuna ku arkay Mucjisadan!! (Nala Arag aqristoow)
  • 1:07 pm » FREE Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko of Erigavo City: Khatumo State of Somalia
  • 1:04 pm » Wariye Ahmed Yuusuf Taraafiko Wali Ku Xidhan Jeelka Ceerigaabo Iyo Saxaafada Guud ee Dalka oo Cambaaranaysa Maamulka Somaliland
  • 12:39 pm » Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

Dowladda Turkiga oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan arrimaha Soomaaliya

Published on Jan 02 2013 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay ujeedadii ay dalka Soomaaliya u timid waxa ay aheyd iyo taageeradii hagar la’aaneed ee ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed xilligii ay abaarta ku dhufatay dalka Soomaaliya, waxayna dowladda Turkiga sheegtay in ujeedkoodu uu ahaa oo keliya inay indhaha caalamka u soo weeciyaan Soomaaliyada la iska iloobay, isla markaasna ay uga qeybqaadan lahaayeen taageeridda dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan, waxayna meesha ka saartay inay dano siyaasadeed ka leedahay dalka Soomaaliya.

Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Buzdag oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Anatolia ee dalka Turkiga ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ku faraxsanyihiin sida uu yiri in Turkiga uu barbar taagnaado, wuxuuna intaasi ku daray in shacabku ay aad ugu farxayaan marka ay arkaan diyaarad uu leeyahay Turkiga oo gargaar bani’aadamnimo u sida.

“Waxaan arkay dad Soomaaliyeed oo oranaya Turkiga waa yimid, uma dhimaneyno gaajo iyo dawo la’aan” ayuu yiri Mr. Bozdag oo uga mahadceliyay hay’adda horumarinta caalamiga ah ee dalka Turkiga TIKA howlaha samafalka ah ee ay ka waddo gudaha dalka Soomaaliya, sidoo kale Ra’isul wasaare ku xigeenka Turkigu wuxuu sheegay in hay’adda TIKA ay horumarisay sanadkii hore ee 2011-kii dedaalka caawinta ah ee ay ka waddo caalamka, wuxuuna xusay inay hadda ka howlgasho 33-dal oo ay Soomaaliya ku jirto.

“Tika waxay aheyd hay’addii Turkiga aheyd ee ugu horeysay oo gargaar ka bilowda Soomaaliya markii halkaas booqasho uu ku tagay Ra’isul wasaare Rajab dayid Erdogan, booqashadaasina waxay shacabka Soomaaliyeed iyo dunidaba u arkeen mid layaab leh, laakiin la yaabkaasi Soomaaliya ayaa ka faa’iday oo indhaha caalamka oo dhan ayaan ku soo jeedinay, waayo madaxda caalamka Soomaaliya way ka baqi jirtay, markii uu tagay Ra’isul wasaaraheena madax kale ayaa ku dhiiratay inay Muqdisho tagaan” ayuu yiri Mr. Bozdag.

Mr. Bozdag wuxuu hoosta ka xariiqay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya u joogto inay caawiso oo keliya shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin arrimo siyaasadeed oo ay ka leedahay dalka Soomaaliya oo uu sheegay inay burburiyeen dagaalo sokeeye, wuxuuna beeniyay inay dano siyaasadeed oo gaar ah ka leeyihiin dalka Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray inay u fureen safaaraddooda Soomaailya sidii ay xaaladda dalka ula socon lahaayeen, wuxuuna sheegay in isaga qudhiisa uu sedex mar booqashooyin kala duwan uu ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 2 Members.
    • 944 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)
    • Gudoomiyaha Deegaanka Buusaar ee Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Iftiin Xuseen C/laah oo Dil Ka Badbaaday
    • Maxaa Keenay In Caaqil Siciid Cashuur Abyan uu Caawa Dhex Jeefo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Lascanood
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress