• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 1:08 pm » Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
  • 1:08 pm » Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • 12:31 pm » Faroole oo Ka Qayliyay Kala Dirista Maamulka Jubbland(Halkan Ka Dhagayso)
  • 12:06 pm » Sixth night of violence in Sweden, but police say capital calmer
  • 11:59 am » Maamulka Jubbaland Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaayay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 11:39 am » In prison, Somalia’s pirates become a source of government wrangling
  • 11:37 am » Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)
  • 11:27 am » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Champions League Ee Dortmund v Bayern Munich.
  • 10:57 am » Axmed Madoobe oo Sheegay in Dowlada Soomaaliya Ay Hurinayso Colaad Ka Dhacda Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 10:41 am » Xafladii USP Khaatumo State,Awdal State,Maakher state Ee Kadhacday Dalka Isku Taga Imaaradka Carabta(Daawo Sawirada)

DAAWO SAWIRADA:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Oo Maanta Kulan La Qaatay Qaar Kamida Qurba Joogta Kasoo Jeeda Gobolka Cayn

Published on Jan 02 2013 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

madaxweynaha Maamul goboleedka Khaatumo State Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indha sheel) ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada Maamul goboleedka khaatumo ee Magaalada Buuhoodle qaar kamida qurba joogta kasoo jeeda gobolka cayn ee ku sugan Magaalada Buuhoodle, iyadoona kulankaasi mid lagaga wada hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin qodobadan hoos ku qoran:-

  1. Is xog waraysi u dhaxeeya Maamulka Khaatumo iyo Qurba joogta maanta kulan la qaadatay Madaxweynaha Maamul goboleedka Khaatumo Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indha sheel).
  2.  Talo soo jeedin.
  3.  Baahinta Maamul goboleedka Khaatumo state iyo sidii laysaga kaashan lahaa.
  4.  Tayeynta iyo dibu habaynta maamulka degmooyinka ee gobolka cayn.
  5.  Ka qayb qaadashada wacyigelinta dadka gudaha jooga.
  6.  Ka qayb qaadashada shir weynaha Khaatumo ee soo socda.
Isku wada Duuboo, Kulankan ay wada qaateen Madaxweynaha Maamul goboleedka Khaatumo Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indha sheel) iyo qaar kamida qurba joogta kasoo jeeda gobolka cayn ee ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa waxa uu ahaa mid la isku afgartay qodobadii laga wada hadlay, isagoona kulankaasina kusoo dhamaaday jawi wanaagsan isla markaasna ay qurba joogtuna geestooda si weyn u soo dhoweeyeen qaabka uu u dhacay kulankani iyo qodobadii lagaga  wada hadlay Kulankani ay maanta dhacay.

Hadaba halkan hoose ka daawo sawirada kulankaasi iyo sida uu u dhacayba.

 

Halkan Ka Daawo Sawiro.

1

 

5

 

3

2

4


LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 3 Members.
    • 736 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
    • Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
    • Faroole oo Ka Qayliyay Kala Dirista Maamulka Jubbland(Halkan Ka Dhagayso)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress