War Deg Deg Ah Dagaalka Qarxay Imika Hargeysa
Hargeysa (widhwidh Online) Badhtamaha magaalada Hargeysa ayey is rasaasayn ka bilaabmatay, taas oo si toos ah looga maqlaayo badhtamaha suuqa hargeysa.
Rasaasta ayaa si toos ah looga maqlayaa koonayaasha magaalada hargeysa. Dad goob joogayaal ah ayaa
Widhwidh Online u sheegay in la xidhay qaar ka mida wadooyinka taga xaafada Axmed Dhagax, gaar ahaana siinay iyo Iftin.
Sida uu Widhwidh Online u sheegay qof goob jooge ahi waxaa cisbitaalka Edna Adan La geeyey qof dumar ah oo dhaawac ah
Ilaa hada lama oga wax khasaare ah, waxaase lagu soo waramayaa in la xidh xidhay dad aad u fara badan oo shicib ah













comment closed