Tarsan Oo Werar Ku Qaaday Idaacada Shabeele (Dhagayso)
Published on Dec 11 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmednuur Tarsan ayaa si kulul u weraray Idaacada Shabelle ee Magaalada

Halkan Ka Dhagayo Tarsan-oo-si-kulul-u-Weeraray-Idaacadda-Shabelle
Tarsan oo wajigiisa laga dheehan karay caro in ay ka muuqato ayaa hadalo kulul hada u mariyay Idaacada Shabelle, wuxuna si kulul oga hadlay hadalo
dhawanahaan ay idaacada shabelle siidaynaysay oo ahaa in Hay’ada Tika ay laaluush ku shaqayso.
Isbaarooyinkii waa la qaaday laakiin waxaa la qaadin wali isbaarooyinkii media-yaha qaarkood sida idaacada shabelle,fikirkii baa ka dhamaaday bay been














comment closed