• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 3:29 am » Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)
  • 3:22 am » SIDEE LAGU SUGi-KARAA NABADA MAGAALADA MUQDISHO?
  • 3:22 am » Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)
  • 3:13 am » Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)
  • 3:09 am » Warar Ugu Danbeeyay Boob Xoogan oo lagu hayo Goobo Gacanacsi ay Soomali ee Dalka South Afrika
  • 8:06 pm » Maxaa Ka Jira In Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo Yimaadaan Bari(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:59 pm » Maxaa Ka Yidhi Sheekh Cali Dheer weerarkii ay maanta ku qaadeen Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho(Halkan Ka Dhagayso)
  • 7:49 pm » Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”
  • 7:49 pm » Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaaamac Indhosheel Iyo Maleeshiyaadka Beesha Isaaq ee Ku Sugan Magaalada Lascanood oo Neeftu Ka Soo Booday
  • 7:24 pm » President Hassan: Al Shabaab are a disgrace to Somalia and will not derail our emerging peace.

Soomaaliya Oo Guuldarro Culus Ay Ka Soo Gaartay Tanzania Kulankoodii Ugu Danbeeyay Ee Koobka Cecafa.

Published on Dec 01 2012 // CAYAARAHA, Wararka Somalia
Share

Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa guuldaradii ugu danbeysay ay ka soo gaartay koobka bariga iyo bartamaha Afrika ciyaartii ugu danbeysay ee Group B ka dib markii guuldarro 7-0 ay ka soo gaartay xulka Tanzania.

Xulka Soomaaliya oo arbacadii xaqiijisatay inay ka hareen koobka Cecafa ee ka dhacaya Uganda ayaa kulankoodii ugu danbeeyay lagu sagootiyay guuldarro culus oo ka soo gaartay xulka Tanzania.

Soomaaliya waxaa shan gool ka dhaliyay Mrisho Ngasa, halka labada gool kale uu ka dhaliyay John Bosco,

Guuldaradaas ayaa ka dhigeysa tii seddexaad ee seddex kulan oo Group B oo ay ciyaartay Soomaaliya, waxaana ay dalka ku laabanayaan iyagoo laga dhaliyay 13 gool halka ay dhaliyeen gool kaliya kulankii ugu horeeyay ee Burundi.

Kulankii ugu horeysay waxaa 5-1 kaga badisay xulka Burundi, waxaa ku xigay kulankii Sudan ay kaga badisay 1-0, iyo kulankaan oo lagu xaaqay 7 gool.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)
    • SIDEE LAGU SUGi-KARAA NABADA MAGAALADA MUQDISHO?
    • Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

    Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

  • Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

    Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

  • Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

    Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

  • Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

    Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress