Siyaasi C/laahi siciid Samatar oo Bosaso Si Xoogan loogu soo dhaweeyay (Cod Iyo Sawiro)
Waxaa Shalay garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Bosaso si diiran loogu soo dhaweeyay siyaasi C/laahi siciid Samatar isla markaana u taagan xilka Madaxtinimada puntland sidoo kale soo dhawaynta ayaa ka qeebgalay siyaasiyiin xilal kala gedisan kasoo qabtay Puntland gaar ahaan Dawlada haatan jirta .Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Hoose ka Hadalkii Gen-Cabdullaa-Samatar
Soo dhawaynta S/laahi siciid Samatar ka dib ayaa waxaa losoo galbiyay hotga uu ka daganyahay Magalada Bosaso Ee xarunta Ganacsiga Puntland halkaasi uu saxafada uu kula hadlay .
Siyaasi C/laahi siciid Samatar ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabasan waqtiga u haray Dawlada haatan jirata Ee uu hogaamiyo Madaxwayne C/rxmaan faroole waxaa uuna sheegay in gudiga Fulinta todobada bisha january 2013ka ayna aqbali doonin in ay maalin ay ku darsadaann
Dhinaca kale C/laahi siciid Samatar yaa ugu baaqay isimada Puntland in ay arimaha haatan ka jira Puntland in ay soo farageliyaan ayna doorkooda cayaraan inya soo farageliyaa wadada ay haatan ku socoto Puntland .
C/laahi siciid Samatar ayaa xilal kala gedisan waxaa uu horay uga soo qabtay dawladihii hore ee puntland iyo tan haatan jirta uu hogaamiyo Madaxwayne faroole isagoo ka ahaa wasiirka Amniga .
Xig













comment closed