• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 4:27 pm » Daawo Muqaalka” Nin Kenyan Ah oo Cowska Udaaqaya Sida Xoolaha Subxaanalaha
  • 3:50 pm » Daawo Muqaalka::: Nolasha Iyo Ganacsiga Soomaalida South Afrika Iyo sida ay ku ganacsadaan. “Film Dukumeentari ah”
  • 3:38 pm » Muuqaal laga naxo: Bal arag waxa ku dhacay Ninkan
  • 3:09 pm » Dhagayso: Waraysi Xiisobadan Somaliland oo Imxitaanki Keentay Duleedka Buuhoodle Gaar ahaan Dan Dan iyo iskoolkii Deeganka Dandan oo Lagubay iyo Maamulka Khaatumo Oo Waraysi Arintaa Quseeya Siyay Radiowidhwidh
  • 9:10 am » Galmudug oo tirtiraysa Burcad badeeda iyo isbaarooyinka
  • 9:09 am » Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)
  • 9:05 am » Dumarka Sucuudiga oo ka walaacsan arin ay ku howlantahay Dowlada Sacuudigu(Warbixin)
  • 9:01 am » DHAGAYSO: Faysal Cali Waraabe oo Habaaray Xasan Sheekh & Calanka Soomaliya
  • 8:11 am » Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)
  • 8:10 am » Amisom,Ciidanka Booliiska iyo kuwa Nabadsugida oo howlgal kawada Degmada Hodan,markii madaafiic xalay lagu weeraray Madaxtooyada

Niman Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay qarax ka geysan rabeen dalka Jarmalak oo la xiray

Published on Dec 12 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Labo nin oo Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay qaraxyo ka geysan rabeen xarunta tareemada magaalada Bonn ee dalka Jarmalka ayaa xabsiga la dhigay shalay,
waxaana labadan nin looga shakiyey iney ka da,beeyeen boorso waxyaabaha qarxa ku jireen oo la dhigay xaarunta tareenada magaalada Bonn.

Raggani la qabtay oo magacyadooda lagu soo kala gaabiyey C/risaaq B iyo Cumar D ayaa horay Booliska ay dabagal ku hayeen, kuwaas oo horay lagu qabtay garoonka diyaaradaha Bonn xilli ay ku sii jeedeen Amsterdam ka dibna ugu sii gudbi rabay dalka Yugandha oo loo maro Soomaaliya, xilligaasi oo laga helay midkood qoraal caddeynayay in ay ku biireen kooxaha xagjiriinta ee Argagixisada, inkastoo mudo kadib lasii daayey.

Baaris ay Booliska sameeyeen ayey waxay ku heleen dad muuqaalka raggani arkayay xiligii la dhigay boorsada, waxaana dabagal la sameeyay kadib Talaadadii maanta lagu soo qabqabtay labadani nin oo midba meel ku sugnaa, booliska waxay sheegeen in raggani ay ka tirsan yihiin kooxo mindidiin ah oo si weyn loo yaqaan isla markaana booliska ay ka war qabaan, waxaana sarkaal u hadlay Booliska uu sheegay in maxkamad la horkeeni doono Omar D iyo Abdirisaq B, inta ka horeysana ay xernaan doonaan.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Daawo Muqaalka” Nin Kenyan Ah oo Cowska Udaaqaya Sida Xoolaha Subxaanalaha
    • Daawo Muqaalka::: Nolasha Iyo Ganacsiga Soomaalida South Afrika Iyo sida ay ku ganacsadaan. “Film Dukumeentari ah”
    • Muuqaal laga naxo: Bal arag waxa ku dhacay Ninkan
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

  • Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

    Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

  • Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

    Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

  • Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

    Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

  • Muciso Subxana Laah Muqaalkan Ma Rumeysan Laheed Hadii aad Joogi Laheed Goobtan(Daawo Video)

    Muciso Subxana Laah Muqaalkan Ma Rumeysan Laheed Hadii aad Joogi Laheed Goobtan(Daawo Video)

  • Daawo Gabar Soomaali ah oo Masayr dartiisa loo gubay muqaal kaa Nixinaya(Daawo Video)

    Daawo Gabar Soomaali ah oo Masayr dartiisa loo gubay muqaal kaa Nixinaya(Daawo Video)

  • Qaxooti dhulka hoostiisa ku noolaa oo mid ka mid ah dalalka Yurub lagu soo qab qabtay (Daawo Silicaan)

    Qaxooti dhulka hoostiisa ku noolaa oo mid ka mid ah dalalka Yurub lagu soo qab qabtay (Daawo Silicaan)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress