• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 7:43 pm » Taliyaha Ciidamada Dowladda General Indha qarshe oo ku xaniban Garoonka Magaalada Kismaayo(Xog Hoose)
  • 7:28 pm » Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka Dhacday Kismaayo(Daawo+Dhagayso)
  • 7:13 pm » Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata Waan Taageer Sanahnay Maamul Loo Sameeynayo Jubooyinka
  • 3:39 pm » Daawo Muqaalka : Horumarka Waxbarasho Ee Kasocda Degmada Widhwidh
  • 3:15 pm » Xog Culus Xaglo Toosiye Oo Hargaysa Hayn Wayday Kuna Soo Wajahan Garoowe
  • 2:59 pm » War Deg Deg Ah: Xisbiyadii Faroole oo Dhex Mushaxaya Buuhoodle iyo Maamulka khaatumo oo Gacanta Buuhoodle Ka Siibaxaysa
  • 1:49 pm » Diyaarad Agab Militari Sida oo Caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo
  • 1:08 pm » Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
  • 1:08 pm » Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • 12:31 pm » Faroole oo Ka Qayliyay Kala Dirista Maamulka Jubbland(Halkan Ka Dhagayso)

Mucaaradka iyo Taageerayaasha Madaxweynaha Masar oo Dagaal gacamaha la Iskula dhexmaray(Daawo Sawirada)

Published on Dec 07 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Taageerayaasha Mucaaradka dalka Masar oo dibad baxyo ay kaga soo horjeedaan dastuurka cusub ee uu dhawaan soo bandhigay madaxweynaha dalka Masar Dr. Maxamed Mursi iyo taageerayaasha madaxweynaha ee u badan kooxda Ikhwaanul Muslimiin ayaa dagaal qaraar oo gacanta la iskula tagay ku dhex maray dibada hore ee Qasriga Madaxtooyada dalkaas, halkaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhashay.

Sida ay ku warantay wakaalada wararka dalka Masar ee Middle East ilaa afar ruux ayaa ku dhintay, halka in ka badan sadex boqol iyo konton qofna dhaawacyo kala duwani ka soo gaareen isku dhacyadaas iyo rasaas ciidamada ammaanku ku fureen dhinacyada rabshaduhu u dhexeeyeen.

Mid ka mid ah hawl wadeenada gaadiidka Gurmadka deg deg ah ee dalka Masar oo lagu magacaabo, Dr. Maxamed Suldaan ayaa wakaalada wararka bariga dhexe ee laga leeyahay dalka Masar u sheegay in uu isagu arkay ilaa sadex ruux oo rasaas lagu furay ku dhacday oo u geeriyooday, kuwaas oo la geeyay wakhti xaadirkana yaala Isbitaalka Hilobolisi lagu magacaabo.

Maxamed Suldaan ayaa sidoo kale u sheegay wakaalada in sadexdaa qof magacyadoodu kala ahaayeen, Maxamuud Maxamed Ibraahin, Maxamed Khalaf iyo Maxamed Mamduux Axmed, halka uu xaqiijiyay in tirada dhaawaca gaaray sadex boqol afartan iyo lix qof.

Sidoo kale warar laga helayo goobaha caafimaadka ayaa xaqiijiyay in uu jiro qof afraad oo isaga laftiisu u dhintay dhaawac ka soo gaaray rabshadadaha, waxaanay dadka goob jooga ahi sheegayaan in goobtaasi isku badashay meel dagaal oo xaaladu faraha ka baxday.

Sida goob joogayaashu u sheegeen wakaaladaha wararka waxa tirada khasaaraha sii kordhiyay qaar ka mid ah gaadiidka ciidamada ammaanka oo goobta yimid, kuwaas oo qiiqa dadka kaga ilmaysiiya ku furay mudaharaadayaasha labada dhinac si ay u kala dareeriyaan.

152
142
132
113

172
107
163

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Taliyaha Ciidamada Dowladda General Indha qarshe oo ku xaniban Garoonka Magaalada Kismaayo(Xog Hoose)
    • Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka Dhacday Kismaayo(Daawo+Dhagayso)
    • Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata Waan Taageer Sanahnay Maamul Loo Sameeynayo Jubooyinka
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress