• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:55 am » Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
  • 9:43 am » Kismaayo oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Ka Dhaco Iyo Barakac Halkaasi Ka Bilowday(Maxaa Ku Soo Kordhay)
  • 9:41 am » Mas’uul ka tirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Gudaha Dalka Kenya
  • 9:40 am » Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)
  • 9:30 am » IGAD oo lagu Wado Maanta Inay La Kulmaan Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa(Halkan ka Dhagayso)
  • 9:23 am » Dowladaha Ethopia iyo Kenya oo Isku Khilaafsan Arinta Maamulka Jubaland(Xog Hoose)
  • 9:09 am » Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video
  • 12:11 am » Cabdi Naasir Badal Khalafow Kismaayo iyo Lascanood Keebaa Jidaad Kaagaga Furanyahay (Halkan Ka Dhagayso Waalida Wiilkan)
  • 10:40 pm » Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s problem
  • 9:22 pm » Xalfad Heersaro ah oo Ka Dhacaday Maagalada Mugadisho iyo Xarunta Wax Barashada ee Turkiga Iyo Madaxwenyaha Xasan oo Hadlay (Daawo Sawirada+Dhagayso)

Mr. Hailemariam, Dowlada Soomaaliya ayaa Awood u Leh Maamul u Sameynta Gobolada Dalkeeda (DAAWO VIDEO)

Published on Dec 11 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desaglend ayaa markii ugu horeysay waxa u ka hadlay sida ay Xukuumaddiisu u aragto maamul u sameynta gobolada dalka Soomaaliya
Halkan Daawo Video

ee dhawaan qaarkood lagala wareegay Xarakada Al-shabaab oo ay ku jiraan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo uu muran xoogan ka dhashay maamul u sameyntooda.

 Ra’isul wasaare Hailemariam Desaglend oo wareysi dhinacyo badan taabanayey siiyey teleefishanka Al-jazeera ayaa sheegay in dhismaha maamul goboleedyo amaba maamul u sameynta goboladii laga qabsaday Al-shabaab ay iska leedahay dowladda Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya looga baahanyahay oo keliya inay dowladda Soomaaliya gacan ku siiyaan sidii ay dowladda u wada-maamuli laheyd gobolada dalka oo ay ku jirto magaalada Muqdisho.

Mr. Hailemariam mar uu ka hadlayey maamulka Jubbaland ayuu hoosta ka xariiqey inay tahay shaqada dowladda Soomaaliya, isla markaasna uu kala hadlay Madaxweynaha Soomaaliya markii uu safarka ku tagay dalka Itoobiya,  iskuna afgarteen sidaasi, wwuxuuna intaasi ku daray Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo uu sheegay inay wada arkaan  in dhammaan beelaha dega Jubbooyinka ay ku jiraan maamulka, waxaana uu meesha ka saaray in Kenya beel gaar ah u wadato maamulkaasi.

“Maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka waxaan kala hadlay markii uu Addis Ababa nagu soo booqday Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana u sheegay in maamul u sameynta gobolada ay xaq u leedahay dowladda oo keliya isaguna arrinkaasi wuu ila qaatay, Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya awoodooda waxa weeye inay dowladda ka taageerto sidii ay maamulkeeda ugu balaarin laheyd gobolada dalka, ma jirto dowlad dhihi karta annaga ayaa maamul u sameynayna gobolada Soomaaliya xaqna uma laha” ayuu yiri Ra’isul wasaaraha Itoobiya.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 814 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
    • Kismaayo oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Ka Dhaco Iyo Barakac Halkaasi Ka Bilowday(Maxaa Ku Soo Kordhay)
    • Mas’uul ka tirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Gudaha Dalka Kenya
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

  • Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

    Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress