• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 10:08 am » Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)
  • 10:01 am » Maamulka Puntland oo Qarka u Saaran Innu Bur-buro(Halkan Ka Dhagayso
  • 9:48 am » Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)
  • 9:41 am » Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)
  • 9:40 am » Russia oo Mamnuucay Gawaaridii Tirade Badneyd ee Galbin Jirtay Madaxwenyaha Hadaba maxaa keenay arinkaa?
  • 9:26 am » Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)
  • 9:24 am » Maraykanka oo sheegtay inay Duqeymo Ka Geysaneyso Xarumaha Alshabaab ee Somalia(Warbixin Layaab Leh)
  • 9:17 am » Dowladda Kenya oo Ciidamo Kale Usoo Wada Soomaaliya
  • 9:13 am » Dowlada Soomaaliya oo Beenisay Warar Been Abuur ah oo Lagu Qoray Boga Bulshada Ee Twitterka
  • 6:43 am » Maalinta Qashin gurka oo siweyn looga xusay Buuhoodle (Sawiro)

Mamulka Puntland xanibaad culus duldhigay wasiirkii hore ee amniga puntland

Published on Dec 11 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Maamulka puntland ayaa la sheegay inuu xanibaad ku soo rogay musharaxa xilka Madaxweynaha Puntland Gen. C/laahi Siciid Samanter oo dhawaan booqasho ku tagay magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay in looga digay isaga iyo xubnaha kale ee mucaardka ah inaysan qaban karin shirar uusan maamumulku ka warqabin.

 Warqad ay ku saxiixanyihiin Guddoomiyaha goalka bari iyo ku xigeenadiisa ayaa lagu sheegay in Gen. Samanter aanu wax shirar ah ku qaban karin Hoteelada magaalada Boosaaso iyo goobaha shirarka loogu talagalay, isla markaasna uu ka xeysan karo ilaalo kooban oo aan gawaari badan iyo tikniko midna uusan qaadan karin.

Lama oga sababta ka dambeysa arrintani balse waxaa loo maleynayaa inay la xiriirto ama ay dabasocoto  kulamo maalmihii tagay uu Gen. Samatar kula yeeshay gudaha magaalada Boosaaso waxgarad iyo odayaal ka tirsan illa iyo 9-beelood oo ka mid ah kuwa dega gabolka bari, kuwaas oo loo maleynayo inuu kala hadlay qorshihiisa uu ku doonayo inuu ugu tartamo xilka madaxtinimada Puntland iyo muranka ka taagan xilliga la qabanayo doorashada Puntland.

Qoraalkan oo ay ku saxiixnaayeen Guddiga amniga Puntland ayaa lagu faray sidoo kale inaan cidna loo ogoleyn inay gobolka bari ku wadato gawaari tikniko ah, sidoo kalena aan shira lagu qabankarin goobaha lagu shiro iyadoo aan maamulka laga heysan wax ogolaansho ah, iyadoo ay xusid mudantahay in Gen. Samatar oo ka hadlay arrinkan uu sheegay in maamulka hadda jiraa uusan xaq u laheyn inuu horsitaago maadaama buu yiri uu xilkii ka dhamaaday, wuxuuna xusay in loo baahanyahay in Madaxweynaha Puntland u hogaansamo rabitaanka shacabka, isla markaasna uu qabto doorasho xor ah.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 2 Members.
    • 940 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)
    • Maamulka Puntland oo Qarka u Saaran Innu Bur-buro(Halkan Ka Dhagayso
    • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

  • Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

    Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

  • Daawo Diyaaradaha Dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo dagaal is wedaarsanay

    Daawo Diyaaradaha Dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo dagaal is wedaarsanay

  • Waligaa Ma Aragtay Nin Dib qalooc nool cunaayo cajiib iyo layaab ( Daawo adaa yaabi doonee ) hana cabsoon yaah

    Waligaa Ma Aragtay Nin Dib qalooc nool cunaayo cajiib iyo layaab ( Daawo adaa yaabi doonee ) hana cabsoon yaah

  • Warbaahinta CNN oo Warbixin Ka Soo Diyaariyay Magaalada Muqdisho (Daawo Video)

    Warbaahinta CNN oo Warbixin Ka Soo Diyaariyay Magaalada Muqdisho (Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress