• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 6:10 pm » Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub
  • 5:44 pm » Wafdigii Dowlada Faderalka ahaa ee ku sugnaa Kismaayo oo Lagu Amray Inay isaga Baxaan Magaaladaas
  • 5:33 pm » Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)
  • 5:33 pm » Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyaay Qodobo ay soo jeediyeen Gudiga maaliyada Baarlamaanka
  • 5:20 pm » Dalka Soomaaliya iyo Kan Suudaan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya
  • 5:04 pm » Daawo Hees Cusub: LAYMA DHAAFI KARO – Loo Qaaday Shacabka USP (Khaatumo, Maakhir, & Awdal)
  • 4:59 pm » Haweenka Qaadka iibiya oo loo soo ban-dhigay qorshayaal cusub(Halkan Ka Dhagayso)
  • 4:45 pm » WAR DEG DEG AH:-Xasan Sheekh maxamud Oo Jagooyin Cusub Soo Hor Dhigay Barlamaanka
  • 4:18 pm » War Deg Deg Ah ” Ciidanka SNM Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Xidhay Wariye Rer Khaatumo Ah Oo Joogay Magaalada Ceerigaabo Maxaase Lagu Xidhay?
  • 3:49 pm » Daawo Muqaalka::Weli adiga oo arkaya ma qabsatay ilmahaaga Xaaladdan Nuucaan ah…?

Kabtan Iker Casillas Oo Beeniyay In Qilaaf Uu Kala Dhaxeeyo Tababare Jose Mourinho.

Published on Dec 24 2012 // CAYAARAHA, Wararka Somalia
Share

Iker Casillas ayaa shaaca ka qaaday in wax dhibaato uusan u arkin go’aankii Jose Mourinho uu kaga saaray line-upka Real Madrid kulankii ay sabtidii la ciyaarayeen Malaga.

Mourinho ayaa abuuray in dadka badan ay ka hadlaan arimaha kooxda dhexdeeda ah ka dib markii uu ku soo shirtagay goolhayaha labaad ee kooxda Antonio Adan kulankii ay la ciyaareen La Rosaleda, isagoo keyd geliyay kabtanka kooxda Iker Casillas.

Mourinho ayaa ciyaarta ka dib sheegay in go’aankiisa ay aheyd mid farsamo islamarkaana uu haatan u arko in Adan uu ka fiican yahay Casillas.

Casillas oo la hadlayay TV-ga La Sexta ayaa yiri: “Tababaraha ayaa go’aansada ciyaartoyda uu isleeyahay waa ay ku fiican yihiin ciyaar kasta, waxaad u baahan tahay inaad aqbasho go’aanka tababaraha.

Uma baraninin inaan kursiga keydka fadhiyo, laakiin kooxda ay ka weyn Iker Casillas ama ciyaaryahan kasta. Waxa aan u baahanahay ayaa ah inaan sii wado tababarka oo aan dib u helo kalsoonida tababaraha.

Casillas oo koobab badan la qaaday Madrid, islamarkaana isagoo kabtan ah ku hogaamiyay xulkiisa koobkii adduunka ee 2010 iyo koobabkii Euro ee 2008 iyo 2012 ayaa hadalkiisa raaciyay:

“Waan wanaagsanahay, laakiin waa tababaraha qofka go’aansanaya cida ciyaareysa. Waxa ay noqon doontaa dagaal fiican oo ma dhexmara Antonio. Waxaa naga dhaxeeya xafiiltan fayow.”

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 825 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Madaxda Napoli Oo London Kula Kula Yeelatay Rafael Benitez Iyagoo Baadigoobaya Macalin Cusub
    • Wafdigii Dowlada Faderalka ahaa ee ku sugnaa Kismaayo oo Lagu Amray Inay isaga Baxaan Magaaladaas
    • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress