Halkan Ka Dhagayso Khudbadii Ra’isul Saacid uu ka Jeediyay Baarlamaanka Soomaliya kana Hadlay Somaliland Iyo Jubbooyinka(Dhagaysi Haboon)
Published on Dec 30 2012 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Ra’isul Wasaaraha Saacid ayaa Khudbad dheer ka jeediyay Shirkii Baarlaanka Soomaliye ee shalay ka dhacaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya. Halkan Ka Dhagaayso Khudbadii Saacid
Arimaha ugu badan ee uu soo qaatay ayaa waxaa ka mid ahaa maamul u samaynta Jubbooyinka, wadahalka maamulka Somaliland iyo waliba sidii dowladdiisi u gaadhi lahayd maamulka Puntland.














comment closed