Garaad Jaamac Garaad Cali Baaq u Diray Beesha Sheekh Isxaaq Inay Wiilashadooda Kala Baxaan Goboladda SSC(Daawo Video)
Published on Dec 06 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Garaad Jaamac Garaad Cali oo hada ku sugan magalaada Taleex ayaa waxuu baaqihii ugu danbeeyay u diray Beesha Sheekh Isxaaq inay wiilashooda ay kala baxaan goboladda SSC, hadii kale waxii ka dhaca ay masuul ka yihiin dad iyo duunyaba.Halkan Hoose Ka Daawo Video













comment closed