• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 4:33 pm » Daawo Muqaalka ” Imtixanaadka Sanad Dugsiyeed 2012 Ilaa 2013 oo Maanta Degmada Widhwidh Looga Fadhiistay
  • 3:18 pm » Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
  • 9:55 am » Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
  • 9:43 am » Kismaayo oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Ka Dhaco Iyo Barakac Halkaasi Ka Bilowday(Maxaa Ku Soo Kordhay)
  • 9:41 am » Mas’uul ka tirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Gudaha Dalka Kenya
  • 9:40 am » Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)
  • 9:30 am » IGAD oo lagu Wado Maanta Inay La Kulmaan Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa(Halkan ka Dhagayso)
  • 9:23 am » Dowladaha Ethopia iyo Kenya oo Isku Khilaafsan Arinta Maamulka Jubaland(Xog Hoose)
  • 9:09 am » Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video
  • 12:11 am » Cabdi Naasir Badal Khalafow Kismaayo iyo Lascanood Keebaa Jidaad Kaagaga Furanyahay (Halkan Ka Dhagayso Waalida Wiilkan)

Furiinka & bururka qoysaska ayaa ka noqdey wadanka Sacuudiga tusbax afka laga furay(Maqaal)

Published on Dec 12 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Furiinka & bururka qoysaska ayaa ka noqdey wadanka Sacuudiga tusbax afka laga furay, iyadoo warbixin cusub oo  ka soo baxday hay’addaha sharciga ee dalkaasi ay xaqiijiyeen in 30-dii daqiiba uu dhaco furiin, taasi oo ka dhigaysaa wadankaasi halka ugu furiinka badan dunida.

Furiinka & bururka qoysaska ayaa ka noqdey wadanka Sacuudiga tusbax afka laga furay, iyadoo warbixin cusub oo  ka soo baxday hay’addaha sharciga ee dalkaasi ay xaqiijiyeen in 30-dii daqiiba uu dhaco furiin, taasi oo ka dhigaysaa wadankaasi halka ugu furiinka badan dunida.

Sanadkii 2010-kii waxaa la sheegay in ay ka dhaceen dalkaasi 18,765 (Sideed iyo toban kun todobo boqol lixdan iyo shan) kiis oo furiin, laakiin wixii mudadaasi ka dambeeyey waxaa kor u sii kacay furiinka 35%.

“Tani waxay ka badan tahay heerka caalamiga ah 18 ilaa 22%, waxaana hadda ogaanay in 40% ay kordheen dacwadaha la xiriirka furiinka”  ayuu yiri Sheikh Saeed Al Yousuf, oo madax u ah maxkamadaha magaalada Tabuk ee dhacda waqooyiga Bari ee dalkaasi Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Laamaha garsoorka wadanku waxay dhaliisha kororka furiinka u dusha saareen guurka qarsoodiga ah ama qudbo sireedka oo si xawli ah wadankaasi uga oogan, iyadoo marka haweenaydu ogaato in ninkeedu uu naag kale la guursadey ay horey ka dalbato furiin ama in Ninku uu furo xaaska cusub, inkastoo diinta Islaamka ay u baneysay Ragga Muslimiinta ah inay guursan karaan afar xaas hadii ay ka bixi karaan xuquuqda qoys ee xaasaska.

Mohammed Al Atiq, oo ah qabiir ku xeeldheer arimaha bulshada ayaa u sheegay Telefishinka Alarabiya news network, in kororkan xadka ka baxsan ee furiinka uu yahay fariin deg deg ah oo u baahan in wax laga qabto.

“Hadii aan la helin hanaan lagu xakameeyo furiinkan tirada badan, waxaa imaan karo dhibaatooyin kala duwan oo bulshada soo gaari doona” ayuu yiri  Mohammed Al Atiq.

“Qudbo sireedu ayaa ah tan ugu dhibkan horeseedaysa, maxaa yeelay marka haweenayda weyn (ninku horey u qabey) ay ogaato in ninkeedu uu naag guursadey iyadoo la isku ogolaaday hab qarsoodi ah, waxay keenaysaa in uu furo xaaska dambe (tan cusub) ama tii hore, taasi oo kordhisay furiinka, waxaase ugu badan xaaska cusub oo si fudud loo furayo, iyadoo shuruudaha ay ka mid tahay in hadii la isku ogaado iyadu ay banaanka u baxayso oo aanay heleyn xuquuqaha guurka qaarkood, guurkaasi oo loo aqoonsadey mid ku meel gaar” ayuu yiri Sheikh Mohammed Al Falaj, oo ah la taliye arimaha qoyska.

Laamaha garsoorku waxay xaqiijiyeeen in dhamaan furiimada dhacay mudooyinkii ugu dambeeyey 80% ay yihiin guurka Qudbo sireedka, iyadoo inta badan haweenka lagu guursado guurkaasi ayaa inta badan ogol in raggu ay guryahooda kale u hoydaan, isla markaana xuquuqda haweenyeda kale ay wadan ka yar tahay.

Mowliid Xaaji Cabdi

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 894 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Daawo Muqaalka ” Imtixanaadka Sanad Dugsiyeed 2012 Ilaa 2013 oo Maanta Degmada Widhwidh Looga Fadhiistay
    • Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
    • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

  • Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

    Dalka Ingiriiska oo Gacanta Dhigay Danbiilihii Ugu Raadiska Badnaa ( Daawo Video+Sawirro)

  • Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

    Gabar U Dhalatay Wadanka Soomaaliya oo Nin ay saaxiibtinimo laba Caruur ah Ugu Dhashay Ku Dilay Dalka Canada(Daawo Video)

  • Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

    Cayaaryahan Muslin ah oo Diiday inuu Qamri Saaxiibadiisa Ay Ku Shubaan(Daawo Video)

  • Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

    Daawo Dhacdo Layaab Leh “Gabar Guursatay Ninkii Dilay Walaasheed La Dhalatay”(Adiga uun Baa Yaabi Doona)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress