• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:35 pm » Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)
  • 9:05 pm » Gudoomiyaha Deegaanka Buusaar ee Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Iftiin Xuseen C/laah oo Dil Ka Badbaaday
  • 8:25 pm » Maxaa Keenay In Caaqil Siciid Cashuur Abyan uu Caawa Dhex Jeefo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Lascanood
  • 7:03 pm » Dufcadii Labaad ee Iskuulka Sare Magaalada Taleex oo La Gudoonsiiyay Shahaadooyinkii Qalijabinta(Daawo Sawirada)
  • 6:18 pm » Dagaal Xoogan oo Israsaasayn ah oo ka Dhacay Dalka ingirsiika Xaafada Woolwilch(Daawo Video+Sawiro)
  • 4:33 pm » Daawo Muqaalka } Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!
  • 3:09 pm » Subxaanalaaah: Nin baa soo iibsaday Timirtan, wuxuuna ku arkay Mucjisadan!! (Nala Arag aqristoow)
  • 1:07 pm » FREE Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko of Erigavo City: Khatumo State of Somalia
  • 1:04 pm » Wariye Ahmed Yuusuf Taraafiko Wali Ku Xidhan Jeelka Ceerigaabo Iyo Saxaafada Guud ee Dalka oo Cambaaranaysa Maamulka Somaliland
  • 12:39 pm » Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

Dowladda Kenya oo amar ku bixisay in qaxootiga Soomaalida ah dib loogu celiyo dalkooda

Published on Dec 11 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Iyadoo ciidanka booliska ee ku sugan magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii ay bilaabeen raaf culus oo lagu hayo dadka sharci darada ah ku jooga dalka Kenya ee Soomaalida ah ayaa Ra’isul wasaaraha Kenya Raila Odinga waxa uu sheegaya in raaf oo keliya aysan ku filneyn dadka Soomaalida ah, loona baahanyahay in dadka Soomaaliyeed dib loogu celiyo dalkooda hooyo.

 Mr. Raila Odinga waxa uu sheegay in markani la gaaray xilligii la celin lahaa qaxootiga Soomaalida ah oo dhan, wuxuuna ku eedeeyay dadka Soomaaliyeed ee dalkiisa ku sugan inay ka dambeeyaan qaraxyada iyo amaan darada dalka Kenya ka jirta, wuxuuna soo jeediyay in dadka Soomaaliyeed oo dhan dib loogu celiyo dalkooda si buu yiri ay Kenya u hesho badbaado nabadeed, sidoo kale waxa uu sheegey inuu isbitaalka ku soo booqday Xildhibaan Yuusuf Xasan oo qarax lagu dhaawacay, isla markaasina xaaladdiisa ay aad u darneyd, ayna tahay mid aanan loo dulqaadan karin.

“Runtii waa wax aan loo dulqaadan karin in magaalada Nairobi gudaheeda Xildhibaan lagu dilo amaba lagu dhawaaco, waxaan booqday dhaawaca xildhibaan Yuusuf Xasan markii aan arkay caro xoog leh ayaan ka qaaday, waayo xaladdiisa ma aheyn mid fiican, waana waxa aan u leeyahay dadka Soomaaliyeed dalkooda halagu celiyo” ayuu yiri Raila Odinga Ra’isul wasaaraha dalka Kenya.

Dhinaca kale dhibaato xoogan ayaa soo wajahday dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii ka dib markii dowladda Kenya ay soo saartay go’aan adag oo Soomaalida heysata kaararka aqoonsiga qaxootinimo dib loogu celinayo xerooyinka ay ka tirsanyihiin, waxaana amarkan ka soo baxay Kenya cabasho ay ka muujiyey dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi, kuwaasi oo nolol ku heysta magaaladaasi, iyadoo ay adagtahay inay dib ugu laabtaan xerooyinka qaxootiga ee Kaararka aqoonsiga ay ka heystaan sida ay ku doodayaan dhalinyarada.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 790 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)
    • Gudoomiyaha Deegaanka Buusaar ee Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Iftiin Xuseen C/laah oo Dil Ka Badbaaday
    • Maxaa Keenay In Caaqil Siciid Cashuur Abyan uu Caawa Dhex Jeefo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Lascanood
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress