• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 4:38 pm » Daawo Muqaalka ” Ururka Suxufiyiinta Maamulka Khaatumo Oo Si Kulul U Cambaareeyey Xadhigii Loo Gaystay Wariye Axmed Taraafiko
  • 4:25 pm » War Deg Deg Ah } Daawo Sawiro” Ciidanka Boliska Kenya Oo Dilay Nin iyo Ooridiisa Kadib..
  • 3:49 pm » Gabar Askari ah Kana Mid ah Ciidamada Dowlada oo Dishay Labo Askari oo Kale Gudaha Magaalada Kismaayo
  • 3:38 pm » Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)
  • 3:29 pm » Ilmaheedii ayeey Dad kale u hadiyeeysay!! (Wax ka ogaaw Sababta ku kaliftay oo yaab leh)
  • 3:19 pm » Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Magaalada Kismaayo Gaaray(Halkan Ka Dhagayso)
  • 2:53 pm » FBI detectives find DNA of Mombasa nightclub attack suspect in toothbrush
  • 1:43 pm » Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)
  • 11:29 am » Iranians to pay $1m for illegal fishing in Somalia
  • 11:19 am » Maamulka Hargaysa oo Ka Cararay Calankii Buluug Ahaa Iyo Shirkii Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland si Wacan u socda.(Halkan Ka Daawo Heestii Calanayow)

Dowladda Kenya oo Al-shabaab ku eedaysay Qarixii Ka Dhacay Xaafada Soomaalida ee Islii

Published on Dec 06 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Iyadoo habeenkii xalay uu qarax ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka gaar ahaan xaafada Soomaalida ee Islii ayaa dowlada wadanka Kenya waxa ay durbadiiba eedeyntiisa dusha kaga tuurtay dhalinyaro ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo ay sheegeen inay ku sugan yihiin gudaha dalka Kenya. 

Warbaxin ay ka qortay wakaalada wararka Reuters qaraxii xalay Nairobi ka dhacay waxa ay ku sheegtay in qaraxa eedeyntiisa lala xiriirinayo Ururka Al-Shabaab oo inta badan falalka amaandari ee Kenya ka dhaca ay mas’uuliyiinta Kenya ay la xariiriyaan Al-Shabaab.

Sidoo kale wararka ayaa sheegey in qaraxa uu ahaa mid argagixiso ah oo lala damacsanaa in waxyeelo loo geysto garoon ciidamada cirka Kenya ay lahaayeen oo ku yaala goob aan sidaa kaga fogeyn halka uu qaraxa uu ka dhacay.

Goob jooge la hadlay wakaalada wararka Reuters ayaa tilmaamay in markii qaraxa uu dhacay kadib ay goobta soo gaareen ciidamo Poliis Kenyaati ah oo halkaasi baaritaano ka sameeyay.

Ilaa iyo iminka Al-Shabaab wax war ah kama soo bixin Al-shabaab ee ku aadan eedeynta loo jeediyay.

Dowlada Kenya ayaa inta badan falalka lidi ku ah ammaanka ee ka dhaca dalka Kenya waxa ay la xariiriyaan rag ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan gudaha dalka Kenya.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 944 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Daawo Muqaalka ” Ururka Suxufiyiinta Maamulka Khaatumo Oo Si Kulul U Cambaareeyey Xadhigii Loo Gaystay Wariye Axmed Taraafiko
    • War Deg Deg Ah } Daawo Sawiro” Ciidanka Boliska Kenya Oo Dilay Nin iyo Ooridiisa Kadib..
    • Gabar Askari ah Kana Mid ah Ciidamada Dowlada oo Dishay Labo Askari oo Kale Gudaha Magaalada Kismaayo
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

  • Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

    Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo Xukun Kala Duwan Ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed(Daawo Video)

  • Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

    Mucjiso Iyo Qosol Isku Jira oo Malaayiin Qof La Yaabeen(Daawo Video Qosol Badan)

  • Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

    Dhacdo Naxdin Leh oo ka Dhacday Dalka Nigeria Aduunkana Ka Yaabay “Hadaawan Hadii aadan Awoodin”(Video)

  • Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

    Warysigii Feysal Cali Waraabe oo Cadeeyay In Puntland Iyo Somaliland ay Ku Heshiiyeen in Dalka Aysan Dowladdi Ka Dhalan(Daawo Video Qosol Badan)

  • Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

    Waa Arin Yaab Badan ah Nin Qamaar Udhigtay Xaaskiisa Lagana Cunay Hortiisana Lagu Gaxeystay(Maxaa Dhacay Kadib Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress