Dowlada Turkiga oo Fulin Doonta Horumarka ugu Balaran ee Meleteriga iyo Ciidamada kale ee Soomaaliya(Halkan Ka Dhagayso)
Published on Dec 08 2012 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Ancara(WidhWidh Online) Dowlada Turkiga ayaa dhiseysa isla markaasna horumarinaysa Meleteriga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya kadib heshiis dhexmaray Madaxweynaha dalka Mudane Xasan sheikh Maxamuud iyo weliba Madaxweynaha dalka Turkiga mudane Abdalla Guul, Halkan Hoose Ka Dhagayso Codkii Heshiiska
DHAGEYSO-SHIRKA-JARAAID-MADAXWEYNE-XASAN-SHIIKH-MAXAMUUD
sidoo kale waxaa ay Dowlada Turkiga ku dhawaaqday Heshiisyo kale oo khuseeya dhanka dhalinyarada iyo weliba horumarinta Dolwada Hoos ka dhegeyso Madaxweynaha oo ka hadlaya.













comment closed