• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:17 pm » War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
  • 4:17 pm » Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
  • 3:55 pm » Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • 3:41 pm » War Deg Deg Ah: Ciyaartoyda Gobolada Hargeysa Iyo Gabiley Oo Baastolado iskula soobaxay iyo Ciyaarihii Deeganada Somaliland oo Foodobay
  • 2:53 pm » Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Tooray Lala Dhacay Kuna Dhimatay Magaalada Hargeysa(Amaankii Hargaysa oo Faraha Ka Baxay
  • 2:49 pm » Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)
  • 2:08 pm » Xiisado la xariira Dhaawaca Yaasiin Raadeer oo laga dareemayo Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)
  • 2:04 pm » Maxaa Dhacay maanta oo kale 2009-kii(Halkan Ka Dhagayso)
  • 1:59 pm » Suldaan Deeq Macalin “Jubaland waxaa ka danbaysa Kenya oo doonayso inay qabsato Soomaaliya(Halkan ka Dhagayso)
  • 1:54 pm » Ciidamada Dalka Afghanistan oo maanta Ciidamada Nato kala wareegay hawlihii ay dalkaasi u joogeen(Wargaysyada Aduunka)

Dowlada Nayjeriya oo sheegtay in Dalkeeda ay ka Dagaalamaan Xubno ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab

Published on Dec 12 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Afhayeenka ciidamada Nigeria Eli Lazarus oo wareysi siinayay wakaalada wararka AP ayaa waxa uu sheegay inay jiraan dagaalyahano ajaaniib ah oo ka dagaalama dalka Nigeria kuwaasi oo ka barbar dagaalama Mucaaradka ka soo horjeeda dowlada wadanka ee loo yaqaano Boko Haraam oo ah urur doonaya sida sheegeen in dalka ay ku soo rogaan shareecada islaamka.

Sidoo kale Eli Lazarus afhayeenka Ciidamada Nigeria ayaa sheegay in dagaalyahanada ajaaniinta ah ee ka barbar dagaalama ay u badan yihiin Soomaaliya kuwaas oo raba inay kala qeyb qaataan waxa uu ugu yeeray Jihaad oo uu sheegay inay tahay fikrada ay aamin san yihiin dagaalyahanada Boko Haram.

“Waxaa jira dagaalyano ajaaniib ah oo ka socda soomaaliya iyo wadamo kale oo qeyb ka ah dagaalka loogu soo horjeedo dowlada Nigeria, waxaana maalmahii u dambeeyay nasoo gaarayay warbixino sheegaya in dagaalyahano ka soo talaabayey xuduuda soomaaliya ay soo gaarayeen magaalooyin Nigeria gaar ahaan kuwa ay ku xoogan yihiin Mucaaradka Boko Haram” ayuu yiri Eli Lazarus.

Afhayeenku waxa uu sheegay in markii ay ka warheleen in dagaalyahanadaasi ay soo galeen wadanka ay ka hor tageen islamarkaana ay la galeen dagaal isagoona xusay in qaarkood xitaa dagaal ay la galeen ay ku dhinteen “warkaas waxaa uu u sheegay wakaalada wararka AP ayna soo bandhigayaan oo saxaafada ay goob joog ka noqon doonto.

Afhayeenka wareysiga uu siinayay AP oo inta badan quseeysay dagaalka ay kula jiraan kooxda Boko Haram ayaa waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday inay jiraan sanadkaan 2012 markii ay tira koob ay sameeyeen ay helaan warbixin ah in sanadkaan uu yahay sanadkii ugu qaraaraa ee rabshadaha ka jira Nigeria ay qasaaro ay ka dhashaan oo isugu jira shacabka iyo labada dagaalameysa.

Ugu dambeyntii Eli Lazarus ayaa xaqiijiyey inkastoo uu jiro xariir ka dhaxeeyo Al-shabaab iyo kooxda Booko Haram haddana uu sheegay in madmadow uu soo kala dhexgalayo oo uu ku saleeyay inay lug ku leeyihiin Saraakiisha Malitariga iyo waliba diblu maasiyiin kale, mana cadeyn sababaha rasmiga ee ka danbeeyay qilaafka iminka uu sheegay in kooxahani xariirka la leh Al-Qaa’ida soo kala dhexgalay islamarkaana uu ku lumay xariirkooda.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • War Deg Deg Ah : Fadeexad Caqil Rer Laascaanood Ah oo Beesha Bariga Burco Ku Dhex Xidhay Laascaanood
    • Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
    • Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

  • Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

    Cunug nool oo laga soo dhex saaray bac dul sabeyneysay biyo webi ah, ”Awoodda alle”(DAAWO VIDEO)

  • Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

    Boqorada Ingiriiska oo Booqasho Kedis ah ku Tagtay Xarunta Cusub ee BBC-da(Daawo Video)

  • Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

    Nin ku soo dhex dhuuntay marwaxada Matoorka Markab Yurub u socday oo dhibaato weeyn qabsatay(Daawo Video)

  • Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

    Muuqaal Rasmi ah wiilkii Soomaliyed ee Dhagaxa lagu Diley(Daawo Video)

  • Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

    Magalada kismaayo oo Mudooyinkii u Danbeeyay Dagaalka Socdeen Iyo Sida ay hada u Dagantahay(Daawo Video)

  • Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

    Bal Daawo Video Laga Sameeyey Xanta Dumarka Dalalka Qurbaha Iyo Nolosha Taalla(Daawo Adiga uun Baa Qosol)

  • Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

    Waalidiinta dhalay Abu Monsour Al-Amriki oo wel wel iyo walaac weyn ay ka muujiyeen xaalada wiilkooda(Daawo Video)

  • Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

    Yaabka Aduunka “Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo sheegay in ragga ay is-guursan karaan (“Dhageyso codka Xildhibaanka)

  • Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

    Dilkii Marxuum Qadaafi oo loo darsaday & Shacabka Liibiya oo Rasaas isku gumaadaya(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress