• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • CONTACT
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • GABAY
  • NEWS
  • News Paper
  • Radio
  • SOMALI-LINKS
  • Tacsi
  • Tahniyada
  • Video
  • 7:03 am » War Naxdin Leh:Weerarkii Xarunta UNDP oo laga abaabulay Madaxtoyada Somaliland
  • 6:54 am » Breaking News Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Lascanood iyo Dhimasho, Dhaawac (Daawo Sawirada)
  • 4:07 am » Brazil Oo Deyntii Wembley Iska Soo Guday Waxa Ayna Maxico Ka Tuureen Tartanka Qaaradaha
  • 3:52 am » General Cali Horseed kamid ah Saraakiishii Hore ee Soomaaliya oo Ka Hadlay Qarixii Ka Dhacay Muqdisho (Halkan Ka Dhagayso)
  • 3:48 am » Maxuu Ka Yidhi Col, Warfaa Sheekh Aadan Qarax ka Dhacay Ceel-cadde iyo Dhaawicii Yaasiin Raadeer(Halkan Ka Dhagayso)
  • 3:47 am » Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)
  • 3:42 am » Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe oo Booqday Dhaawicii Col. Yaasiin Raadeer ee Nairobi(Daawo Sawirada)
  • 3:29 am » Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)
  • 3:22 am » SIDEE LAGU SUGi-KARAA NABADA MAGAALADA MUQDISHO?
  • 3:22 am » Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

Dalka Japan oo sheegtay in ay Rakibayso Gantaalaha Difaaca Sawaariikhda (Maxay Tahay Sababta)

Published on Dec 11 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Dowlada Japan ayaa qorshaynaysa sidii deg deg gantaalaha difaaca sawaariikhda ee [Patriot]ka loo yaqaano ay ugu rakibaan jasiirada dhinaca koonfureed ee dalkaas ku taala, ee Okinawa, si looga hor tago, weeraro gantaalo ah oo laga cabsi qabo in Kuuriyada Waqooyi ku soo weerarto.

Talaabadan ayaa ka danbaysay ka dib markii maamulka Pyongyang ee ka taliya waqooyiga Kuuriya ay shaaca ka qaadeen in dabayaaqada bishan aynu ku jirno, ee December ay hawada u gami doonaan dayax gacmeed kuwa gantaalaha xambaara ah.

Sida wararka laga helayo dalka Japan ay ku waramayaan, waxa gantaalahan (Patriot)-ka laga rari doonaa, saldhig ciidamada bada ee dalka Japan ay ku leeyihiin gobolka, Hiroshima, waxaana sida qorshuhu yahay gantaalahan lagu baahin doona jasiiradaha dhinaca koonfureed ee dalka Japan ku yaala, gaar ahaan kuwa lagu wado in ay dul maraan gantaalka Kuuriyada Waqooyi.

Sida uu ku waramay afhayeen u hadlay ciidamada Maraykanka ee ku sugan waqooyiga Kuuriya, Dayax Gacmeedkan Kuuriyada Waqooyi Dirayso ayaa la sheegay, inuu sito oo uu xambaaranayo gantaalo kuwa wax burburiya ah, oo haddii weerar lagu soo qaado ay ugu talo gashay inay difaacaan, kuwaas oo sida afhayeenka Maraykanka u hadlay oo lagu magacaabo, Victoria Nolan sheegtay in ay halis ku tahay, kana soo hor jeedo qaraarkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo baxay ee tirsigiisu ahaa, 1718 iyo 1874.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • War Naxdin Leh:Weerarkii Xarunta UNDP oo laga abaabulay Madaxtoyada Somaliland
    • Breaking News Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Lascanood iyo Dhimasho, Dhaawac (Daawo Sawirada)
    • Brazil Oo Deyntii Wembley Iska Soo Guday Waxa Ayna Maxico Ka Tuureen Tartanka Qaaradaha
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

    Dhaqanka Hawiye ” Muqdisho kama dhaxayso Umadda Soomaaaliyeed, Tarsan yuusan dadka been u sheegin”(Halkan ka Daawo Adiga Uun Ha Qosolin)

  • Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

    Booliiska Dalka Canada oo jirdilay hooyooyin Soomaaliyeed iyo qayladhaan ka Timid Soomaalida(Daawo Video)

  • Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Nin u dhashay Dalka Jaban oo Mudo 10-sano ku Dhow Baranayey inuu Daanyeer Noqdo(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

    Askarigii Booliiska Ingriiska ahaa ee ku Dhaawacay Shaqaaqo ka Dhacday Masjid ku Yaal Birmingham oo Ka hadlay(Daawo Video)

  • Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

    Prof. Axmed Samater:” Somalia Waxaa Ku shaqeysta labo qabiil, Lakiin Somaliland Waxaa Ku shaqeysta hal qabiil Dir(Isaaq Iyo Gudabuursi)”

  • Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

    Halkan Ka Daawo Weerarkii Xarunta UNDP(Daawo Video)

  • Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

    Riwaayad cajiib ah oo la magac baxday “Qarsataye Ma idin Qaleen ” soo saaristii Ururka SYAO(Daawo Video)

  • Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

    Muqaalkii Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Xamar Cadey Bal Daawo Adiga uun Baa Yaabi(Daawo Video)

  • Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

    Degaanka Maygaagle Dib Dhis Lugu Bilaabay Iyo Shacabka Reer Buuhoodle oo Aad U Soo Dhaweeyay(Daawo Video+ Sawiro)

  • Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

    Taageerayaasha Madaxweynaha Cusub Iiraan oo Weli Wada Dabaal Deg iyo Kacaanka Islaamiga oo ku Jira Xaalada Naxdin Leh(Daawo Video)

  • Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

    Wax ka Baro Dalalka Dunida ee iskugu faana 10-ka Buundo ee dunida ugu qurxoon ee Bada dusheeda ku yaala(Daawo Video)

  • Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

    Dibad baxayaasha Turkiga oo si Anshaxumo Ah u Isticmaalay Mid ka mid ah Masaajida ugu Taariiqda weyn(Daawo Video)

  • Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

    Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham(Daawo Video)

  • Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

    Lama Guursado, Loomana Guuriyo, sidaasi ma gar baa? Gabar somali ah oo la faquuqay(Daawo Video)

  • Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

    Darawal Gaari Tareele xamuul ah la fakaday oo madax xanuun ku riday Booliis qaban wayay(Daawo Video)

  • Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

    Raga kala naxariis badane sidee ula dhaqmi laheyd xaaskaaga(Daawo Video)

  • Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

    Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye(Daawo Video Sheekada Gabadh)

  • ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

    ONLF Maxay ka tiri Dagaaladii dhowaan Kismaayo ka dhacay iyo eedeeyn loo jeediyey(Halkan Ka Daawo Video)

  • Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

    Dabaqyada Ugu Dhaa dheer Dunida uguna Qurxoon oo Dubai Laga dhisay(Daawo Video)

  • Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

    Faah Faahin ka soo bexeysa Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress