• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 1:49 pm » Diyaarad Agab Militari Sida oo Caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo
  • 1:08 pm » Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
  • 1:08 pm » Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • 12:31 pm » Faroole oo Ka Qayliyay Kala Dirista Maamulka Jubbland(Halkan Ka Dhagayso)
  • 12:06 pm » Sixth night of violence in Sweden, but police say capital calmer
  • 11:59 am » Maamulka Jubbaland Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaayay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay(Halkan Ka Dhagayso)
  • 11:39 am » In prison, Somalia’s pirates become a source of government wrangling
  • 11:37 am » Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)
  • 11:27 am » Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Champions League Ee Dortmund v Bayern Munich.
  • 10:57 am » Axmed Madoobe oo Sheegay in Dowlada Soomaaliya Ay Hurinayso Colaad Ka Dhacda Magaalada Kismaayo(Halkan Ka Dhagayso)

(Daawo Sawiro) Kulan Lagaga Hadlayey Arimaha Deegaanka Iyo Dhowrista Deegaanka Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

Published on Dec 11 2012 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Kulankan oo ahaa mid lagaga hadlayey arimaha la xidhiidha deegaanka iyo dhowrista deegaanka ayaa galabta ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn, iyadoona kulankani ay kasoo qayb galeen madax ka kala socotay Ururada NADO, Saxan Saxo, Sahan, Sool, Sanaag iyo Hawd, Qurba joog, Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle, Qaar kamida maamulayaasha dugsiyada kala duwan ee ka jira Magaalada Buuhoodle, Waxgarad, Culumo awdiin, Qaar kamida Bahda Caafimaadka ee Gobolka Cayn, Haween, Dhalinyaro, iyo Marti sharaf kale oo aad u tira badan.

Hadaba kulankani oo ahaa mid balaadhan isla markaasna lagu daah furay aayaadka quraanka kariimka ee qowlka eebo iyo wacdi diiniya ayaa waxaa ugu horeynba goobtaasi ka hadlay Maxamed Ismaaciil Maxamuud oo ah gudoomiyaha Ururka NADO, isagoona ka war bixiyey waxqabadkii uu ururka NADO ka qabtay guud ahaanba mandaqada Gobolka Cayn.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa wax ka xusay sababaha keenay in gudaha Magaalada Buuhoodle laga hirgaliyo beer weyn taas oo lagu kaydiyo dhirta noocyadeeda kala duwan isla markaasna ay beertani ku timi wada tashi badan oo dhex maray xubnaha ururka si loo yareeyo dabar goynta dhirta loogana hortago nabaad guurka dhulka.

C/laahi Jaamac Kayd oo isna ah Sper Visor-ka ururka Saxan Saxo oo halkaasi ka hadlay ayaa isna ku qoto dheeraaday muhiimada ay dhirtu u leedahay aadanaha, isagoona isla goobtaasi kasoo jeediyey erayo dar daaran ah iyo in cid walba oo kasoo qayb gashay kulankani la siinayo geed dhir ah oo noocuu doono ah isla markaas ahaan taana  lagaga xisaabtami doono cid walba geedka la siiyo sida ay u xanaanayso.

Waxaa sidoo kale isla kulankaasi ka hadlay Nadiif oo kamid ah ururka Sahan, isagoona ku nuux nuuxsaday qiimaha ay leedahay waxbarashadu waxyaabo badana ka iftiimiyey farqiga u dhaxeeya aqoon la’aanta iyo aqoonta.

Faadumo Wayrax oo iyana kamid ah bahda caafimaadka Gobolka Cayn oo halkaasi ka hadashay ayaa hadaladeeda diirada ku saartay arimaha caafimaadka iyo sida loogu baahan yahay dhalinyaro ama jiil cusub oo iyagu tukha khus u leh caafimaadka, iyadoona sheegtay in ay muhiim tahay in helo dhalinyaro wax badan ka taqaana caafimaadka.

Jaamac Xasan oo isna kamid ah qurba joogta ku sugan Magaalada Buuhoodle oo ka hadlay isla kulankani ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay sida wanaagsan ee ay kulkani ay soo qaban qaabiyeen ururada NADO, Sahana, iyo Saxan Saxo, isagoona ku booriyey dad weynihii kulkani kasoo qayb galay inay wax ka bartaan.

Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle Dr. C/shaafi Axmed Cali oo ugu dambeyntii soo af meeray kulkani ayaa geestiisa si weyn u soo dhoweeyey kulankani lagaga Hadlayey arimaha deegaanka iyo dhowrista deegaanka, isagoona balan qaaday ka Jaamacad ahaan inay kuliyad cusub oo caafimaad ah ay kusoo kordhin doonaan Jaamacada isla markaasna ay dad badan ka faa’iidaysan doonaan fursadaasi.

Halkan Ka Daawo Sawiro

Si kastaba ha ahaatee kulani ayaa kusoo dhawaaday jawi dagan, iyadoona cid walba oo kasoo qayb gashay kulani ay si weyn u soo dhowaysay qaabka ugu haboon ee loo dhowrayo deegaanka loogana ilaalinaya nabaad guurka, waxaana ugu dambeyntii la gudoonsiiyey cid walba oo ku sugan isla goobta kulankani ka dhacay geed dhir ah si uu ugu beerto qof walba gurigiisa isla markaasna uu u yaaraado nabaad guurka dhulku.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 3 Members.
    • 810 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Diyaarad Agab Militari Sida oo Caga dhigatay Garoonka Magaalada Kismaayo
    • Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo Markale Weeraray Dowladda Somaliya
    • Dawlad Goboleedka Khaatumo State oo Maanta Is Rasmi Ah Furay Imtixaanadii Dugsiyada Sare iyo Kan Dhexe
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

    Horumarka Balaadhan ee Ka Bilowday Magaalada Taleex(Daawo Video)

  • Yaad u Taqaanaa Nin Ugu  Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

    Yaad u Taqaanaa Nin Ugu Maalgashiga Badan Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho (Sawirro+Muuqaal)

  • Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

    Diyaaradaha dagaalka Ingiriiska oo Hawada Ka Soo Dajiyay Diyaarad Dalka Pakistaan Laga Leeyahay (Daawo Video)

  • Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

    Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

  • Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

    Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

  • Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

    Barack Obama Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan(Daawo Video)

  • Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

    Dad Lagu Garaacayo Tareemada Dhexdooda(DAAWO VIDEO QOSOL BADAN)

  • Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

    Wiil Soomaali ah oo Noqday Shaqsigii ugu Horeeyay oo Ubaxa Saaray goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa(Bal Daawo Video0

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress